Close

Login

Close

Register

Close

Lost Password

Subscribe

Get the best of Newspaper delivered to your inbox daily

Most Viewed

Kaddib isku dhacyadii hubeysnaa ee saddexdii bishii Juunyo, 2026, ka dhacay Magaaladda Muqdisho, waxay dad badani filayeen in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu xoogaa ka soo dabcay hammuunta dheeraa…
Muddo xileed sharciyeeysan oo 4 sano ah iyo dheeri aan sharciyad haysan, miyeysan ku filneen in lagu hirgeliyo ballanqaadkii Soomaali heshiis ah? Dunidu ha inoo dambeysee. Balanqaadkaas oo ku beenoo…
Muddooyinkii u danbeysay waxaa suuqa siyaasadda Soomaaliya ku jiray eray caan baxay kaas oo ah “Bixinta karaka (Card-ka) Musharaxnimada” ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee Maamuladda Koonfur…
Waxaan ku naawilayaa in aan maqaalkaygan: Fursad & Filasho idiinkugu soo gudbiyo todobo fursad-filasho oo aynu ka raajicinayno hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfurta Galbeed Soomaaliya, Mudane S…
Waxaan arkay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo sharciyadda sii joogitaankiisa xafiiska ay weli dood ka taagan tahay, oo ka cabanaya in hadal uu hore u yiri si qaldan loo fasiray. Wu…
Magaalada Muqdisho waxaa 3 iyo 4-tii bishan Juunyo ka dhacay dagaallo khasaare xooggan dhaliyay, kuwaas oo gaystay khasaare nafeed iyo burbur hantiyeed, sababayna barakac baahsan oo saameeyay dadka de…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa weerar afka ah oo aad u kulul, isagoo adeegsanaya erayo adag, ku qaaday Ra'iisul Wasaaraha Israa'iil Benjamin Netanyahu intii uu socday khadka taleefanka oo l…
Doodda ku saabsan doorashooyinka qof iyo codka ah ayaa maanta si weyn uga socota Koonfurta Soomaaliya, gaar ahaan qorshaha lagu doonayo in dowladaha hoose lagu bilaabo nidaam ay shacabka si toos ah co…
Gobolka Bari ee dowlad goboleedka Puntland, Soomaaliya, wuxuu muddooyinkii u dambeeyey masrax u ahaa hawlgallo ciidan iyo duqaymo dhinaca cirka ah oo lala beegsanayo kooxaha argagixisada ah, gaar ahaa…
Maanta khatarta ugu weyn ee Soomaaliya ma aha oo kaliya Al-Shabaab ama amni darro, balse waa burburka ku socda kalsoonidii siyaasadeed ee lagu dhisay nidaamka dowladnimo.  Soomaaliya waxay maraysaa ma…
Si weyn waxaa hoos ugu sii dhacaysa aamminaadii lagu qabay Caddaaladda Soomaaliya, waxaana halkii ugu hoosaysay gaadhay kalsoonida lagu qabi karo in garsoorka Soomaaliya gaadho go’aanno maxkamadeed oo…
Sidee bulsho dowlad la’aan ku jirtay uga soo kabatay burburkii 1991? Maxaase laga baran karaa maanta? Soomaalidii hore kuma ay guuleysan dhisidda qaran mideeya, ha-yeeshee bulsho ahaan waxa ay ahay…
Weli ma jirto cid si dhab ah u xaqiijin karta waqtiga laga gudbi doono marxaladdan adag ee ay Soomaaliya ku jirto iyo nooca doorasho ee dalku geli doono. Rajadii ugu dhaweyd ee xal looga gaari lahaa d…
Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya, Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa meel fagaare ah dhammaadkii bishii Abriil kaga dhawaaqay in Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ay xilka hoggaaminta Koonfur Galb…
Waxa aan shalay galab dhagaystay wada sheekaysi dheer oo ay Cabdinuur iyo Kaar la yeesheen Fahad Yaasiin. Fahad oo soo noqday agaasimaha hay'adda sirdoonka NISA ayaa waraysigan kaga waramay arrimo bad…
Hantavirus waa fayras halis ah oo ka tirsan qoyska Hantaviridae, kaas oo caadiyan ku dhex nool jiirka iyo xayawaanka yaryar. Xanuunkan markii ugu horreysay waxaa si weyn loo aqoonsaday xilligii Dagaal…
Bishii Abriil ee 2021-kii ayay ahayd markii Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud oo mucaarad ah lagu weeraray xaafadda Marinaayo ee Waqooyiga Muqdisho. Waa muddo kaddib kolkii dawladdii madxweyne hore Far…
Bilihii la soo dhaafay, waxaan si qoto-dheer u fahmay oo ugu guuxay awoodda iyo wax-ku-oolnimada hoggaanka Soomaaliyeed. Waxaa ii soo baxday in hoggaamiyeyaal badan ay leeyihiin khibrad durugsan, mask…
Madaxweynaha laga qabsaday Baydhabo ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), ayaa shaaca ka qaaday arrin xasaasi ah oo la xiriirta musuq-maasuqa ku dhaca lacagah…
Tan iyo markii Madaxweynaha Dowladda Puntland uu si rasmi ah u iclaamiyey dagaalka ka dhanka ah argagixisada ISIS, isla markaana uu amray in si buuxda loo kasifeeyo dhammaan deegaannada Puntland, waxa…
In ka badan 20 maalmood waxaa magaalada Muqdisho ku xidhan Sacdiya Macallin Cali (Bajaaj), oo ah gabadh dhalinyaro ah oo xoogsato ah. Xadhigga Sacdiya ayaa yimid kaddib markii ay baahisay muuqaallo ay…
Ina Jicinbir wuxu yidhi; Shacabkii i doortiyo Dadweynihi i aaminey Ii lulay caleemaha Iyagoon i garanayn Uslid baa ku sarakacay Waa aayahoodee Haddii ay asqoobeen Omos iyo harr…
Inta badan isku dayda dil ee madaxda Mareykanku kama marna ujeeddooyin siyaasadeed iyo xeeladaysiga qorshayaal daahsoon oo la rabo in qalalaasaha beegsiga madaxda loo gabbaadsado. Taas oo ka dhigan in…
Xubno ka tirsan Aqalka Wakiillada ee dalka Mareykanka, oo uu hormuud u yahay mudane Ronny Jackson oo laga soo doorto gobolka Texas, ayaa soo hordhigay mashruuc-sharciyeed cinwaankiisu yahay “Sharciga …
Waxaa magaalada Muqdisho ka qabsoomay xaflad weyn oo lagu shaacinayay murashaxnimada Cabdisataar Geelle oo u taagan xilka Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug. Xafladda oo ahayd mid ka muuqaal weyn shaaci…
W/Q: Ibrahim Ciiro Marka aad dhex socoto waddooyinka Muqdisho, indhahaagu waxay qabanayaan muuqaal is beddelaya oo si tartiib ah u qabsanaya qalbiga. Caadka sare ee magaaladdu waxay xambaarsan tah…
Kulamo kala duwan oo Madaxweynaha Soomaaliya la qaadanayay xubnaha ururkiisa iyo saaxiibadiisa siyaasadda oo ilaa xalay iyo maanta ka socday Madaxtooyada ayaa soo dhammaaday. Qodobada ugu muhiimsan…
Tan iyo aasaaskii Jamhuuriyadda 3aad ee Soomaaliya sannadkii 2000, dalku waxa uu la dhibtoonayay hirgelinta nidaam siyaasadeed iyo doorasho heshiis lagu yahay. Dhammaadka muddo-xileed kasta oo Madaxwe…
Runta waxa ay tahay: “Kheyraadku ma dhiso dal. Balse waxaa dhisa dad aragti leh iyo nidaam tayo leh”. Madaxda Dalka ugu sarreysa oo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud hoggaaminayo ayaa 10-kii Abriil,…
Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa ku dhawaaqay in markabka casriga ah ee qoda gunta hoose ee badda, ee lagu magacaabo Cagri Bey, uu soo gaaray xeebta Muqdisho. Tallaabadan ayaa lagu tilmaamay mid …
Warbixin cusub oo ay daabacday warbaahinta NY Post ayaa banaanka keentay qaabka uu dalka Imaaraadku u ahaa maskaxda dilalka qorshaysan ee ka dhacayay dalka Yemen. Imaaraadka ayaa horraantii 2015 ku bi…
Dowladda Maraykanka ayaa qaaday tallaabadii ugu horreeysay ee ay kaga jaawabayso hannaankii Golaha Shacabka ay ku meelmariyeen Dastuurka cusub, waxaaa laga mamnuucay dalkaas inuu gali karo Guddoomiyah…
Weerarka ay Maraykanka iyo Israa’iil ku qaadeen Iran iyo saameynta uu ku yeeshay Bariga Dhexe ayaa si weyn u dhaawacay dalalka Carabta, iyadoo la saadaalinayo in malaayiin qof ay galaan saboolnimo, si…
Wafdi heer sare ah oo ka socda Somaliland ayaa booqasho diblomaasiyadeed ku jooga dalka Eswatini (oo horay loo oran jiray Swaziland). Socdaalkan ayaa la xiriira dadaallada ay Somaliland ugu jirto raad…
Sanado badan oo burbur iyo colaad ah kaddib, Soomaalidu waxay sanadkii 2004-tii shirkii Embagathi ee Nairobi ku heshiisay in dib loo yagleelo dowladnimo ku dhisan nidaamka federaalka. Madashaas wax…
Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa markii ugu horreysay soo saaray digniin culus oo ku aaddan jihada ay u socoto siyaasadda dalka, isagoo si dadban u tilmaamay inay jirto kalsooni…
Bariga Dhexe wuxuu muhiim noqday markii khubaradii iyo la-taliyayaashii Siyaasadda iyo Dhaqaalaha ee Madaxweynihii 32-aad ee Maraykanka (Franklin D. Roosevelt) ay ogaadeen in mustaqbalka nolosha shaca…
Xaaladda siyaasadda gudaha ee Soomaaliya, si gaar ah weerarka ay Dowladda Soomaliya ku doonayso la wareegista talada iyo maamulka Koonfur Galbeed ayaa si wayn u saameeyay xiriirka Soomaaliya iyo Itoob…
Kaddib markii uu dib ugu laabtay magaalada Baydhabo ee xarunta ku-meel-gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, safar qarsoodi ah oo ilaa hadda aan xogtiisa rasmiga ah la shaacin, Madaxweyne Ca…
Puntland, Jubaland iyo Madasha Samatabixinta ayaa bilaabay xidhiidho siyaasadeed oo ay kaga tashanayaan xaalka siyaasadda dalka, gaar ahaan weerarka ay Dowladda Federaalka ah ku qaaday Dowlad Goboleed…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa u dhaqaaqday dagaal ay la gasho Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed, dagaalka oo ku bilowday si dedgeg ah ayaa hadda u socda dhanka dhammaadka. Isku dayadii siyaasadeed ee lag…
Xog gaar ah oo aan helnay ayaa muujinaysa inay soo baxayaan calaamado muujinaya in xiriirka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Boqortooyada Sucuudi Carabiya uu galay weji cusub oo horumar l…
Sida la wada ogsoon yahay, markii uu dhammaaday Dagaalkii 2-aad ee Adduunka, dowladihii ku guulaystay dagaalkaas ayaa hoggaanka u qabtay adduunka. Dowladahaas waxaa hormuud u ahaa Ruushka iyo Maraykan…
19kii Febraayo, maalin khamiis ah, Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaqadii ka qaaday Guddoomiyihii Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Soomaaliya Axmed Xuseen Cilmi, waxa…
Sida ay ilo xog-ogaal ah u xaqiijiyeen Somali Stream, Xildhibaanada Soomaaliya ku matalaya Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika (EALA) ayaa lagu dhaarinayaa magaalada Caruusha maalinta Isniinta ah ee 1…
Intii lagu guda jiray Meertada 25-aad ee Shir Madaxeedka caadiga ah ee Hoggaamiyeyaasha Ururka Bulshada Bariga Afrika, kaas oo qabsoomay 7-dii bishan Maarso, waxaa si rasmi ah loo dhaariyey Garsoore C…
Tan iyo markii ay jirtay bulsho wada deggan, waxaa jiray xeerar lagu kala baxo marka dhib dhaco. Soomaalidu waxay soo jireen u lahayd xeerka dhaqanka (sida magta iyo xaal-marinta), dunida reer galbee…
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa weerar afka ah oo aan horay loo arag ku qaaday dhiggiisa dalka Isriil, Isxaaq Herzg, isagoo si adag uga dalbaday inuu cafis degdeg ah u fidiyo Ben Net-tenya…
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, António Guterres, ayaa maanta si rasmi ah u magacaabay Ergaygii uu qaabilsanaa Soomaaliya Mr. James Swan oo u dhashay dalka Maraykanka inuu noqdo Ergeyga Gaarka ah…
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Itoobiya ayaa u yeertay safiirka Suudaan ee Addis Ababa, kadib markii Khartoum ay ku eedeysay in weerarro drone ah oo ka dhacay gudaha Suudaan laga soo qaaday dhulka Ito…
  • 1
  • 2
  • 8