Close

Login

Close

Register

Close

Lost Password

Subscribe

Get the best of Newspaper delivered to your inbox daily

Most Viewed

Abdiweli Xassan, oo ah aasaasaha Business Bay Square (BBS) oo ah suuqa ugu weyn Bariga Afrika, ayaa heshiis la galay maamulka Tatu City SEZ si ay u dhisaan guryo, xarumo ganacsi, xafiisyo, bakhaaro waaweyn iyo masaajid. Tatu City ayaa ku taalla Kiambu County, waqooyiga Nairobi

Maalgelin dhan 65 bilyan oo shilin Kenyan ah ayaa laga hirgelinayaa magaalada Tatu City, halkaas oo Abdiweli Xassan uu heshiis muhim ah la galay maamulka Tatu City SEZ si ay u dhisaan guryo casri ah, xarumo ganacsi, xafiisyo, bakhaaro waaweyn, iyo masaajid weyn oo qayb ka noqon doona bilicda magaalada cusub.

Mashruucan waa calaamad muujinaysa kororka iyo hal-abuurka ganacsatada Soomaaliyeed ee Kenya, kuwaas oo hadda door muuqda ku leh suuqyada guryaha, maalgashiga, iyo adeegyada bulshada.

    Leave a Reply

    Your email address will not be published. Required fields are marked *

    Thanks for submitting your comment!

    share this post

    Read More