Close

Login

Close

Register

Close

Lost Password

Subscribe

Get the best of Newspaper delivered to your inbox daily

Most Viewed

Hay’adda caalamiga ah ee Global Initiative Against Transnational Organized Crime (GI-TOC), oo ku takhasustay baaritaannada dambiyada abaabulan, ayaa soo saartay warbixin faahfaahsan oo muujinaysa sils…
Sida ay horey u baahisay Somali Stream, waxaa isbeddel weyn oo lama filaan ah uu ku yimid jadwaladii siyaasadeed ee dalka. Shirkii aadka loo sugayay ee u dhexeeyay Dowladda Federaalka iyo hoggaanka …
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamuud Nuur, Aadan Madoobe ayaa Talaadadii, 3-da bisha safar ugu baxay dalka Itoobiya. Socdaalka Aadan Madoobe ayaa yimid hal ma…
Warar sugan oo ay heshay warbaahinta Somali Stream ayaa xaqiijinaya in shirkii masiiriga ahaa ee u qorshaysnaa inuu dhexmaro Golaha Mustaqbalka Soomaaliya iyo Dowladda Federaalka ah uu suuratgali waay…
Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa bilaabay dadaallo lagu badbaadinayo gogosha Muqdisho keddib markii ay Villa Soomaaliya muujisay dabacsanaan. Warar sugan oo aan ka helnay laba il oo ka ti…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qorsheynaya safarro is-daba-joog ah oo uu ku tegayo dalalka Masar iyo Itoobiya muddada lagu jiro bishan Febraayo. …
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Sacuudi Carabiya, Amiir Faisal bin Farhan Al Saud, ayaa magaalada Riyaad si diiran ugu soo dhoweeyay dhiggiisa dalka Itoobiya, iyaga oo halkaas ku yeeshay kulan muhi…
Sudan, garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Khartuum ayaa markii ugu horreysay muddo ka badan laba sano kadib waxaa ka degtay diyaarad rakaab siday, kaddib dagaallo baahsan oo dalka ka socday. Diyaara…
Todobaad ka hor, waxaa la baahiyay warar sheegaya in Daxnuun Bin Zaayid (Tahnoun) loo diiday inuu soo galo dalka Sucuudiga. Warkan waxaa soo dusiyay warbaahinta aan rasmiga ahayn ee Imaaraadka. Mar…
Dowladda Mareykanka ayaa si rasmi ah u joojisay mashruuc muhiim ah oo lagu taageeri jiray Xarunta Warbixinta Maaliyadda Soomaaliya (Somalia Financial Reporting Center - FRC).Sida ku cad qoraal rasmi a…
W/Q: Sulaymaan Bashiir Ciise Buugga Baadigoobkii Nabadda Geeska ma aha xusuus qor siyaasadeed oo caadi ah, mana aha taariikh uun ka warramaysa dhacdooyin isdaba-joog ah. Waa qoraal isku dhafan oo si …
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa lagu wadaa inuu 7-da Febraayo socdaal shaqo ku tago magaalada Qaahira ee dalka Masar. Booqashadan ayaa imanaysa …
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku gacan-sayrtay codsi kaga yimid shirkadda diyaaradaha ee Arkia oo laga leeyahay dalka Israa’iil, kaas oo ku saabsanaa oggolaanshaha marinka hawada Soomaaliya. …
Tiirka aasaasiga ah ee dowladnimo kasta oo hanaqaad ah waa dhismaha garsoor madax-bannaan oo ka hufan hadhka siyaasadda, Soomaaliya oo kujirtay xaalad dowlad dhis oo gaabis waxay la tacaalaysay muddoo…
  MUQDISHO— Magaalada Muqdisho waxaa si habsami leh uga bilowday wada-hadallada u dhexeeya Guddiyada Farsamada ee Dowladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliya, kuwaas oo looga gogol-x…
Wararka laga helayo ilo wareedyo ka tirsan madaxtooyada iyo garsoorka ayaa xaqiijinaya in Madaxweyne Xasan Sheekh uu amar ku bixiyay in laga laabto waarankii qabashada ee Axmed Madoobe, ee 27kii Noofe…
W/Q: Ibrahim Mohamed (Ibrahim Ciiro) Degmadda Galkacyo waa magaalo muhiim u ah Soomaaliya, gaar ahaan gobolka Mudug, waxayna door weyn ku leedahay ganacsiga, nabadda, iyo isku xirka bulshada. Sanadi…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Cabdifataax Al-Sisi, oo hadal ka jeedinayay munaasabadda sannad-guurada Maalinta Ciidanka Booliska dalkaas, ayaa si adag uga hadlay xaaladda ammaan ee gobo…
Waxaa magaalada Nayroobi ka dhici doona kulan muhiim ah oo ay yeelanayaan xubnaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliya, kaas oo la filayo in laga soo saaro go’aan masiiri ah oo ku aaddan gogoshii wada-hadalk…
Magaalada Davos ee dalka Switzerland, waxaa si rasmi ah loogu dhawaaqay dhismaha isbahaysi cusub oo loogu magac daray Golaha Nabadda (Board of Peace), kaas oo uu madaxweynaha Mareykanka Donald Trump u…
Maqaal: Qoraa Carbeed– Cabdullaahi bin Bakhiit. Markaynu eegno taariikhda xidhiidhka Carabta iyo Israa’iil, waxaynu arkaynaa in erey-bixintu ay tahay hubka ugu xooggan ee la isticmaalo. Masar iyo U…
Waxaa si xawli ah u socda isbeddellada dhanka amniga iyo siyaasadda ee ka dhashay go’aankii ay Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ku joojisay wada-shaqayntii Imaaraadka Carabta. Magaalada Boosaas…
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa qalinka ku duugay heshiis Iskaashi Difaac oo dhexmaraya Dowladaha Qadar iyo Soomaaliya. Heshiiska ayaa ah mid ku yimid xaaladaha Soomaaliy…
by; Axmed Sanwilwilo Diiseenbar 26, 2025 ayay ahayd kolkii Israa'iil aqoonsatay Soomaalilaan, waxa ayna noqotay dawladdii u horraysay ee aqoonsi siisa. Maalinkaa wixii ka danbeeyay waxa ay Soomaali b…
Geeska Afrika waxa uu dhacaa bogcad ka mid ah kuwa ugu muhiimsan caalamka, isagoo ah buundada isku xirta qaaradaha Afrika, Aasiya, iyo Yurub. Juqraafi ahaan, gobolkani waxa uu gacanta ku hayaa marinna…
Sida ay xog ku heshay Somali Stream bishan bilowgeedii, waxaa qabsoomay wada-hadallo telafoon oo dhexmaray Madaxweynaha Somaliland iyo Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta qaarkood. Xogta…
Ilo-wareed mas’uul ah oo ka tirsan Madaxtooyada Masar ayaa shaaca ka qaaday in Qaahira ay xog muhiim ah oo dhanka sirdoonka ah u gudbisay Boqortooyada Sucuudi Carabiya. Xogtan ayaa khusaysa dhaqdha…
Sida aan ku helnay xog sugan, Shirkii Guddiga Farsamada iyo Xog-haynta ee Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ee 5-tii bishan Janaayo ka furmay magaalada Garoowe ayaan maanta ku soo gabagaboobay oo ah 10-…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa codsi rasmi ah soo gaarsiisay Dowladda Federaalka oo ku saabsan inaan laga joojin isticmaalka hawada Soomaaliya diyaaradeehada ciidanka. Sidii aan hore u baahinnay,…
W/Q: Faadumo Cabdi Cali Horta maxaa dan qaran oo difaac siyaasad arrimo dibadeed u baahan ah si aysan u dhicin “Ma annagaa isku siyaasadqaran ah Soomaaliyeey”, yayse tahay in ay ka wada-xaajoodaan xa…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la xaqiijiyay inay soo saartay go’aan lagu mamnuucayo diyaaradaha ay leedahay Dowladda Imaaraatka Carabta ee ujeedkoodu yahay ciidan iyo xamuul (Cargo). Xogahan …
Sacuudiga iyo Soomaaliya Xidhiidhka Soomaaliya iyo Sucuudiga ayaa si xawli ah ah kor ugu kacay toddobaadkan, waxaana la filayaa inuu isbeddelka xidhiidh ee dhacay uu baddalo jihada siyasadeed ee go…
Sida ay Somali Stream ogaatay Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ku qancay in qaar kamid ah Golaha Wasiirada aysan ahayn kuwa gudan kara waajibaadka horyaalla, waxaana uu faray Raysal Wasaaraha Soomaaliya i…
Tan iyo markii 26-kii Diisambar uu Raysal Wasaaraha Israa’iil, Benjamiin Netanyahu ku dhawaaqay inuu dal Madaxbanaan u aqoonsaday Somaliland waxaa la iswaydiinayaa halka xaalka aqoonsi raadinta Somali…
Xiisadda ka dhex aloosan labadii dal ee isugu dhowaa Bariga Dhexe—Boqortooyada Sucuudiga iyo Isutagga Imaaraadka Carabta—ayaa gaartay meeshii ugu sarraysay maalin dhammaadka sannadkan 2025. Inkasta oo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku bogaadiyey dowladda iyo shacabka Turkiga garab-istaagga hagar la’aanta ah ee ay u muujiyeen midnimada iyo madax-…
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xalay gaaray magaalada Ankara, si uu kulan ula qaato dhiggiisa Rajab Erdogan. Kulanka labada Madaxweyne oo hore u qorshaysnaa ayaa laga soo hormariyay waqtigiisii. Xiis…
Israa’iil ayaa sannadkan noqotay dalka weerarrada ugu badan ka fuliyay dalal kale aduunka oo dhan. Sannadka 2025, ayaaney Israa’iil weerartay ugu yaraan lix dal, kuwaas oo kala ah: Falastiin, Iiraan, …
Madaxweynaha Iiraan, Masoud Pezeshkian, ayaa sheegay in Maraykanka, Israa’iil iyo Yurub ay ku qaadeen dalkiisa “dagaal buuxa”. Hadalkan oo madaxweynuhu sheegay Sabtidii, ayaa ku soo beegmaya iyada …
W/Q: Avv. Cali Sh Adan Yusuf ( Cali Somali) Kala-go’ida iyo aqoonsiga dowladaha waa arrin taabanaysa dhammaan dowladaha, maadaama ay si toos ah ula xiriirto Xeerka Caalamiga ah, gaar ahaan Cahdiga Qa…
HARGEYSA: Waxaa saacadihii u dambeeyay cirka isku shareeray hadalheynta baraha bulshada i oo la xidhiidha ictiraafka Somaliland, iyada oo la filayo in saacadaha soo socda uu ka soo baxo war rasmi ah. …
Afar khabiir oo Qaramada Midoobay u qaabilsan xuquuqda aadanaha ayaa cambaareeyay xannibaaddaha badeed ee Maraykanku saarey Venezuela, iyaga oo ku tilmaamay weerar ciidan oo sharci-darro ah, islamarka…
Imaam caan ah oo ka howlgeli jiray masaajid ku yaalla Cleveland, gobolka Ohio ee dalka Mareykanka ayaa ku dhintay xabsi ay maamusho hay’adda socdaalka (ICE). Imaamka ayaa xabsiga ku jiray 215 maalmood…
Xiisadda u dhexeysa Iiraan iyo Israa’iil ayaa u muuqata ina ay mar kale cirka isku shareeri doonto, kaddib markii Israa’iil la sheegayo inay diyaarinayso weerar cusub oo ay ku qaaddo Iiraan halka Iira…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa xalay baddalay Danjirihii Maraykanka u joogay Soomaaliya, Richard H. Riley, waxaana uu kamid noqday safiirro dhawr ah oo xilka laga qaaday. Danjiraha xilka…
Tabaarak ICT Solutions Oo Noqotay Hay’addii Ugu Horreysey Soomaaliya ee ICT ah Oo Hesha Shahaadada ISO 9001:2015 Tabaarak ICT Solutions oo ka mid ah hay’adaha hormuudka u ah adeegyada Tiknoolajiyad…
Maraykanka, Masar, Qadar iyo Turkiga ayaa ugu baaqay dhinacyada heshiiska xabbad-joojinta Gaza inay u hoggaansamaan ballanqaadyadooda islamarkaana ay muujiyaan isxakameyn, sida uu sheegay ergeyga sare…
Waaxda Hantida ee Maraykanka (United States Department of the Treasury) ayaa ku dhawaaqday cunaqabateyn cusub oo lagu soo rogay dhowr xubnood oo ka tirsan qoyska iyo saaxiibada dhow ee Madaxweynaha Ve…
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa la filayaa inuu 21-ka bishan booqasho rasmi ah ku tago magaalada Abu Dhabi, halkaas oo uu kulan kula yeelan doono hoggaamiyaha Imaaraadka Carabta Sheekh M…
Axmed Al Axmed, oo noqday halyey si weyn looga hadal hayo gudaha iyo dibadda Australia, ayaa la guddoonsiiyay lacag dhan $2.5 milyan, kaddib markii dadweyne ku kala sugan caalamka ay uga uruuriyeen ba…