Kaddib isku dhacyadii hubeysnaa ee saddexdii bishii Juunyo, 2026, ka dhacay Magaaladda Muqdisho, waxay dad badani filayeen in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu xoogaa ka soo dabcay hammuunta dheeraa…
Muddo xileed sharciyeeysan oo 4 sano ah iyo dheeri aan sharciyad haysan, miyeysan ku filneen in lagu hirgeliyo ballanqaadkii Soomaali heshiis ah? Dunidu ha inoo dambeysee.
Balanqaadkaas oo ku beenoo…
Waxaan arkay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo sharciyadda sii joogitaankiisa xafiiska ay weli dood ka taagan tahay, oo ka cabanaya in hadal uu hore u yiri si qaldan loo fasiray. Wu…
Doodda ku saabsan doorashooyinka qof iyo codka ah ayaa maanta si weyn uga socota Koonfurta Soomaaliya, gaar ahaan qorshaha lagu doonayo in dowladaha hoose lagu bilaabo nidaam ay shacabka si toos ah co…
Maanta khatarta ugu weyn ee Soomaaliya ma aha oo kaliya Al-Shabaab ama amni darro, balse waa burburka ku socda kalsoonidii siyaasadeed ee lagu dhisay nidaamka dowladnimo. Soomaaliya waxay maraysaa ma…
Sidee bulsho dowlad la’aan ku jirtay uga soo kabatay burburkii 1991? Maxaase laga baran karaa maanta?
Soomaalidii hore kuma ay guuleysan dhisidda qaran mideeya, ha-yeeshee bulsho ahaan waxa ay ahay…
Weli ma jirto cid si dhab ah u xaqiijin karta waqtiga laga gudbi doono marxaladdan adag ee ay Soomaaliya ku jirto iyo nooca doorasho ee dalku geli doono. Rajadii ugu dhaweyd ee xal looga gaari lahaa d…
Bilihii la soo dhaafay, waxaan si qoto-dheer u fahmay oo ugu guuxay awoodda iyo wax-ku-oolnimada hoggaanka Soomaaliyeed. Waxaa ii soo baxday in hoggaamiyeyaal badan ay leeyihiin khibrad durugsan, mask…
Madaxweynaha laga qabsaday Baydhabo ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), ayaa shaaca ka qaaday arrin xasaasi ah oo la xiriirta musuq-maasuqa ku dhaca lacagah…
Tan iyo markii Madaxweynaha Dowladda Puntland uu si rasmi ah u iclaamiyey dagaalka ka dhanka ah argagixisada ISIS, isla markaana uu amray in si buuxda loo kasifeeyo dhammaan deegaannada Puntland, waxa…
Ina Jicinbir wuxu yidhi;
Shacabkii i doortiyo
Dadweynihi i aaminey
Ii lulay caleemaha
Iyagoon i garanayn
Uslid baa ku sarakacay
Waa aayahoodee
Haddii ay asqoobeen
Omos iyo harr…
Inta badan isku dayda dil ee madaxda Mareykanku kama marna ujeeddooyin siyaasadeed iyo xeeladaysiga qorshayaal daahsoon oo la rabo in qalalaasaha beegsiga madaxda loo gabbaadsado. Taas oo ka dhigan in…
Xubno ka tirsan Aqalka Wakiillada ee dalka Mareykanka, oo uu hormuud u yahay mudane Ronny Jackson oo laga soo doorto gobolka Texas, ayaa soo hordhigay mashruuc-sharciyeed cinwaankiisu yahay “Sharciga …
W/Q: Ibrahim Ciiro
Marka aad dhex socoto waddooyinka Muqdisho, indhahaagu waxay qabanayaan muuqaal is beddelaya oo si tartiib ah u qabsanaya qalbiga. Caadka sare ee magaaladdu waxay xambaarsan
tah…
Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa ku dhawaaqay in markabka casriga ah ee qoda gunta hoose ee badda, ee lagu magacaabo Cagri Bey, uu soo gaaray xeebta Muqdisho. Tallaabadan ayaa lagu tilmaamay mid …
Warbixin cusub oo ay daabacday warbaahinta NY Post ayaa banaanka keentay qaabka uu dalka Imaaraadku u ahaa maskaxda dilalka qorshaysan ee ka dhacayay dalka Yemen. Imaaraadka ayaa horraantii 2015 ku bi…
Dowladda Maraykanka ayaa qaaday tallaabadii ugu horreeysay ee ay kaga jaawabayso hannaankii Golaha Shacabka ay ku meelmariyeen Dastuurka cusub, waxaaa laga mamnuucay dalkaas inuu gali karo Guddoomiyah…
Weerarka ay Maraykanka iyo Israa’iil ku qaadeen Iran iyo saameynta uu ku yeeshay Bariga Dhexe ayaa si weyn u dhaawacay dalalka Carabta, iyadoo la saadaalinayo in malaayiin qof ay galaan saboolnimo, si…
Wafdi heer sare ah oo ka socda Somaliland ayaa booqasho diblomaasiyadeed ku jooga dalka Eswatini (oo horay loo oran jiray Swaziland). Socdaalkan ayaa la xiriira dadaallada ay Somaliland ugu jirto raad…
Sanado badan oo burbur iyo colaad ah kaddib, Soomaalidu waxay sanadkii 2004-tii shirkii Embagathi ee Nairobi ku heshiisay in dib loo yagleelo dowladnimo ku dhisan nidaamka federaalka.
Madashaas wax…
Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa markii ugu horreysay soo saaray digniin culus oo ku aaddan jihada ay u socoto siyaasadda dalka, isagoo si dadban u tilmaamay inay jirto kalsooni…
Xaaladda siyaasadda gudaha ee Soomaaliya, si gaar ah weerarka ay Dowladda Soomaliya ku doonayso la wareegista talada iyo maamulka Koonfur Galbeed ayaa si wayn u saameeyay xiriirka Soomaaliya iyo Itoob…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa u dhaqaaqday dagaal ay la gasho Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed, dagaalka oo ku bilowday si dedgeg ah ayaa hadda u socda dhanka dhammaadka.
Isku dayadii siyaasadeed ee lag…
Sida ay ilo xog-ogaal ah u xaqiijiyeen Somali Stream, Xildhibaanada Soomaaliya ku matalaya Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika (EALA) ayaa lagu dhaarinayaa magaalada Caruusha maalinta Isniinta ah ee 1…
Tan iyo markii ay jirtay bulsho wada deggan, waxaa jiray xeerar lagu kala baxo marka dhib dhaco.
Soomaalidu waxay soo jireen u lahayd xeerka dhaqanka (sida magta iyo xaal-marinta), dunida reer galbee…
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa weerar afka ah oo aan horay loo arag ku qaaday dhiggiisa dalka Isriil, Isxaaq Herzg, isagoo si adag uga dalbaday inuu cafis degdeg ah u fidiyo Ben Net-tenya…
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, António Guterres, ayaa maanta si rasmi ah u magacaabay Ergaygii uu qaabilsanaa Soomaaliya Mr. James Swan oo u dhashay dalka Maraykanka inuu noqdo Ergeyga Gaarka ah…
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Itoobiya ayaa u yeertay safiirka Suudaan ee Addis Ababa, kadib markii Khartoum ay ku eedeysay in weerarro drone ah oo ka dhacay gudaha Suudaan laga soo qaaday dhulka Ito…