Sida laga soo xigtay mareegta caanka ah ee SwimSwam oo si gaar ah ula socota dhacdooyinka tartanka dabbaasha caalamka, tartankii Ciyaaraha Dabbaasha Adduunka ee ka dhacay Singapore ayaa waxa ka qaybga…
Shirkadda difaaca ee Turkiga, Roketsan, ayaa soo bandhigtay "Koz", oo ah Eey robot ah oo awood u leh inuu rido gantaallo la hagi karo, taasoo lagu tilmaamay horumar weyn oo ku saabsan tiknoolajiyada d…
Faaduma Ladan Cabdillaahi
Si guud dunidu waxay ay xilligan wajahaysaa aafada isbedelka cimilada oo si xawlli ah u kordhaysa, taas oo ka dhalatay sababo dabeeci ah iyo kuwo dad samee ah labadaba. Soom…
Itoobiya, ama dalka lagu naanayso Bar-kulanka Afrika ee qowmiyadaha kala duwan ku midaysan yihiin, ayaa wajahaysa burbur la mid ah kii kala daadiyay dalwaynihii Bariga Yurub ee Yuguslavia, kaas oo 30 …
Socdaalka Madaxweyne Xasan ee Addis Ababa ayaa ku soo aadaya xilli gobolka Gedo ee deriska la ah Itoobiya ay ka socdaan dhaqdhaqaaqyo Dowladda Federaalka ah ku doonayso inay maamulkiisa gacanto ku dhi…
Cumar Cabdulqaadir Cartan oo Soomaali ah ayaa loo doortay inuu ka mid noqdo 18-ka garsoore ee rasmiga ah ee garsoori doona tartanka Koobka Adduunka ee FIFA ee ciyaartooyda ay daโdoodu ka hooseyso 21 s…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa is arag kale oo qeyb ka ahaa kulamadii uu la yeelanayay hoggaanka Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed oo ay ku midaysanyihiin…
Magaalada Laascaanood waxaa maanta oo Sabti ah, 13-ka Luulyo 2025, ay si rasmi ah u martigelisay shirweyne ballaaran oo lagu dhameystirayo maamulka cusub ee SSC-Khaatumo. Shirkan oo ah mid si weyn loo…
Raโiisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) ayaa si rasmi ah loogu magacaabay Wakiilka gaarka ah ee Guddoomiyaha Midowga Afrika u qaablisan dalka Koonfurta Suudaan, ahna Madaxa…
Xilli lagu soo dhawaanayay saacad badhka habeennimo waqtiga Bariga Dhexe, waxaa ka bilowday cabsi laga qabo dagaal weyne dhexmara Tehran iyo Televiv.
Warbaahinta Maraykanka ayaa soo dusiyey inay du…
Daahfurnaan laโaanta Dowladda Soomaaliya oo dib u dhigaysa ka faaโiideysiga fursadaha yaalla dalalka ku bahoobay Bulshada Bariga Afrika.
Soomaaliya waxay si rasmi ah xubin buuxda uga noqotay Ururka I…
Ergada Beesha Caalamka ee ku midaysan C6+ ayaa maanta kulan ka yeeshay magaalada Muqdisho, waxayna ka wada hadleen xaaladihii siyaasadeed ee ugu dambeeyay ee Soomaaliya iyo sida gogosha uu ku baaqay M…
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sannadkii 2022 noqday Madaxweynihii ugu horreeyay ee Soomaaliyeed ee xukunka mar labaad dib ugu soo laabta, isagoo horay u soo noqday Madaxweynaha dalka intii u d…
Sida ay baahisay warbaahinta Middle East Eye, dowladda Turkiga ayaa toddobaadkan xoojisay taageerada militari ee ay siiso Soomaaliya si ay ula dagaallanto kooxda Al-Shabaab, kaddib wadahadal khadka te…
Keddib shir uga socday intii u dhaxaysay 27-31 bisha May, isbahaysiga mucaaridka Soomaaliya ayaa soo dhammaystiray hoggaankooda. Magacyada ka soo muuqday hoggaaminta mucaaridka ayaa ah siyaasiyiin si …
Bishii April ee aynu soo dhaafnay, magaalada Jigjiga ee Caasimadda Dawlad Deegaanka Soomaalida, waxaa xabsiga loo taxaabay afar dhallinyaro ah oo si weyn looga yaqaan bulshada deegaankaas, kuwaas oo l…
Tan iyo markii si rasmi ah loo galay dhammaadka sannadkii saddexaad ee xil hayntiisa, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu wajahaya xaalad siyaasadeed oo cirka isku sii shareeraysa, iyada oo ay is…
Dawladda Maraykanka ayaa si weyn uga digtay Muwaadiniinteeda in ay usafraan Soomaaliya iyadoo sababta laga dhigaya khatar ka imaan karta argagixisada
Digniinahan oo lagu tilmaamay heerka ugu sarreeys…
Digniinta Mareykanka kasoo baxdayย ee loo diray Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa ahayd farriin siyaasadeed oo culus, una muuqata digniin hore oo lagu muujinayo walaac xooggan oo ku saabsan sida ay…
Doodo ilaa waaberigii soo gaaray oo u dhaxeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh iyo saaxiibadiisa Xisbiga UPD ayaa kusoo idlaaday in Cabdiraxmaan Xuseen Odowaa lagu qancin waayay inuu ka tanaasulo jagada Xogh…
Magaalada Muqdisho waxaa shalay iyo maantaba si rasmi ah uga furmay shirkii Madasha Wadatashiga Qaran (National Consultative Council โ NCC), kaasoo ay ka qayb galeen Madaxda Dowladda Federaalka Soomaa…
Tan iyo markii ay Wasaaradda Difaaca iyo Taliska Ciidanka Xoogga ee Soomaaliya ay galeen kala daadsanaan hoggaamineed oo ay majarana u qabteen shaqsiyaad aan diiwaan fiican uga tagin, ergada iyo talis…
W/Q: Kornayl ย Cabdullaahi Daahirย
Qof kasta oo masโuul ah, ha ahaado hoggaan sare ama mid heer hoose, waxaa waajib ku ah inuu fahmo in dowlad kasta lagu dhiso ama lagu burburin karo hal eray: Caddaal…
ย Warar sugan oo ay Somali Stream ka heshay laba il oo ku dhaw qaar kamid ah Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada ayaa tilmaamaya in shirkii ay iclaamisay Villa Soomaaliya ee Golaha Wadatashiga Qaranka…
Soomaaliya waxay muddo ku dhow 20 sanno dagaal hubeysan oo dhiig badan uu ku daatay kula jirtaa ururka Al-Shabaab oo sheegta inay u dagaallamayaan si ay xukunka u qabsadaan, dalkana uga dhaqan-galiyaa…