Close

Login

Close

Register

Close

Lost Password

Subscribe

Get the best of Newspaper delivered to your inbox daily

Most Viewed

Waxaa xogo dhawr ah kasoo baxayaan socdaalka Madaxweyen Xasan Sheekh Maxmamuud iyo Mucaaridkii Madashu ku tagayaan magaalada Kismaayo oo xarun u ah Jubaland. Madaxtooyada Soomaaliya ayaa diyaarinay…
Dalalka ku yaalla Koonfurta Ameerika waxay muddo dheer muujiyeen taageero xooggan oo ay u hayaan qadiyadda Falastiin. Taageeradan waxay ku salaysan tahay dareen bani’aadamnimo iyo taariikh ay la wadaa…
Shir heer sare ah oo maalinimadii shalay ka dhacay magaalada New York, ka hor kulanka sanadlaha ah ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay (UNGA), ayaa dowlahada France, Andorra, Belgium, Luxembourg, Malt…
Waxaa maanta la soo taagay Maxkamd Madaxweyne ku-Xigeenka 1aad ee dalka Suudaanta Koonfureed Dr. Riek Machar iyo lix eedeysane oo kale, dacwada loo haysto Riek Machar iyo saaxiibadiis ayaa markii ay b…
In kasta oo shuruudaha saxda ah iyo waqtiga heshiiska aan la shaacin, haddana waxaa muuqata in dadaallada lagu doonayo in la helo maalgashadayaal Maraykan ah oo qayb ka noqda TikTok ay horumar samayna…
Madaxda dalalka Turkiga, Qadar, Imaaraadka, Urdun, Sacuudiga iyo Masar ayaa ka qaybgalaya kulan gaar ah oo ay la qaadanayaan Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, maalinimada Talaadada ah. Kulankan…
Xeer cusub oo lagu magacaabo H.R. 5300 – (Department of State Policy Provisions Act) ayaa shalay lagu ansixiyey Golaha Wakiillada Mareykanka. Xeerkan oo ah hindise sharciyeed ballaadhan oo dib u habey…
Sida ay qortay Wakaalada Wararka ee Reuters, Suuriya waxay dardar-gelinaysaa wada-hadallo ay la waddo Israa’iil si loo gaaro heshiis amni, kaas oo ay Suuriya rajaynayso inuu ka caawiyo soo celinta dhu…
Danjiraha Mareykanka ee Israel, Mike Huckabee, ayaa sheegay in Washington ay Israel u aragto saaxiibkooda kaliya ee dhabta ah Bariga Dhexe, inkasta oo uu qiray in ay xulufo kale ku leeyihiin gobolka. …
Mucaaradka Soomaaliya ayaa qorshaynaya inay qabtaan shir ka hor furitaanka Baarlamaanka Soomaaliya iyo aadista Madaxweynaha Soomaalia ee shirka guud ee Q.M. Ujeedada mucaaradka Soomaaliya shirka u …
Iyadoo la kaashanayo Dowladda Federaalka Soomaaliya, Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa fuliyay duqeymo cirka ah oo lagu beegsadey ganacsade hub ka iibiya al-Shabaab, 13-kii Sebtembar, 2025. …
Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa 12 September cod aqlabiyad ah ku ansixiyay qaraar xal loogu raadinayo xaalka cakiran ee Falastiin iyo xal laba-dal ah oo u dhexeeya Israa’iil iyo Falastiin. Qaraa…
Israel ayaa ku dhawaaqday Talaadadii bilowga howlgalkeedii mudada dheer ay hadal haysay ee weerarka dhulka ahaa, kaas oo ay ka wado Magaalada Gaza, iyadoo ku dhawaaqday "Gaza way gubanaysaa." Sarkaal …
Shirwaynaha degdega ah ee dalalka Islaamka iyo Carabta ayaa lagu qabtay magaalada Dooxa ee dalka Qatar. Shirkan ayaa yimid xilli xiisad weyn ay ka dhalatay duqeyn ay Israa’iil ku qaaday magaalada Doox…
Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhaawacantay toogasho ka dhacday magaalada Minneapolis, iyadoo mid ka mid ah dhaawacyada ay xaaladiisa culus tahay. Falkan ayaa ka dhacay halka ay iska galaan wadooyinka…
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro), oo xukunka jooga waxkayar sannad ayaa qaaday tallaabooyin aad loogu diirsaday. Cirro ayaa ballanqaadyadiisii xilligii ololaha bilaabay …
Magaceedu waa Ramla Siciid Axmed Cali, waxayse caan ku tahay Ramla Ali, waa gabar Soomaaliyeed oo ku dhalatay Muqdisho, ka hor burburkii Dowladii kacaanku hoggaaminayay sanadkii 1990. Bilowgii noloshe…
Madaxweynaha Suuriya, Axmed Al-Shaarac, ayaa ka qayb galaya Kalfadhiga 80-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay oo lagu qabanayo magaalada New York inta u dhaxaysa 22–30-ka Sebtembar. Sida ay ku …
Qadar ayaa maanta oo ah 15ka bisha Sebteembar martigelinaysa shir degdeg ah oo dalalka Carabta iyo Islaamka ah ku yeelanayaan caasimada dalkaas ee Dooxa, kaddib weerarkii Israa’iil ku qaaday isla maga…
Banaanbaxyo rabshado wata ayaa ka dhacay magaalada London, ka dib markii in ka badan 110,000 qof oo ka tirsan dhaqdhaqaaqa midigta fog ee uu hoggaamiyo Tommy Robinson, ay isugu soo baxeen mudaaharaad …
Duqayn maalinimadii shalay ka dhacday deegaanka Jiicanyo ee Ceelbuuh oo lagu beegsaday Nabadoon Caaqil Cumar Cabdi Ibraahim oo kamid ahaa odayaasha deegaanka Sanaag ayaana weli war rasmi ah laga hayn.…
Ra’iisul Wasaaraha Qatar, Sheikh Mohammed bin Abdulrahman bin Jassim Al Thani, ayaa ku baaqay in Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu cadaaladda la horkeeno isaga oo ku eedeeyey “argagixiso…
Maanta waxaa si rasmi ah loo furay Grand Ethiopian Renaissance Dam (GERD) oo noqday biya-xireenka ugu weyn ee Africa. Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa xariga ka jaray mashruucan oo muddo 14…
Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa maalinimadii shalay ku hanjabay in uu bilaabi doono weerar culus oo dhinaca dhulka ah kana dhan ah magaalada Gaza, isaga oo raaciyey digniin uu u d…
Madaxweyne Trump oo ku celceliyay balanqaadkiisa ku aaddan dhexdhexaadinta heshiis nabadeed oo u dhexeeya Ruushka iyo Ukraine. Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, ayaa Khamiistii ku celceliyay ba…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa u safraya magaalada Addis ababa, kaddiib markii uu casuumaad ka helay Midowga Afrika. Ujeedka socdaalka madaxweynaha ayaa ah ka qeyb galka Shirka Labaad ee Cimilada Afr…
Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa maanta ka qaybgalay bandhig ciidan oo ballaaran oo ka dhacday bartamaha magaalada Beijing, taasoo lagu xusayay 80-guuradii dhammaadka Dagaalkii Labaad ee Adduunka…
Indonesia oo ah dalka Muslimiinta ugu badan ay ku noolyihiin waxaa maalmihii la soo dhaafay gilgilay bannaanbaxyo waaweyn oo Dawladda looga soo hojeedo, kuwaas oo sababay dhimashada ugu yaraan toddobo…
Waxaa maalmihii lasoo dhaafay isa soo tarayay hadal heynta ku saabsan in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka shaqeynayso qorshe cusub oo lagu dhisi karo maamul Jubaland ah oo ka hanaqaada magaalada G…
Ololaha doorashada Madaxweynaha iyo Ku Xigeenka ee Maamulka Waqooyi Bari ayaa gashay saacadihii u dambeeyay iyadoo murashixiintu ay isku garbinayaan kasbashada codadka xildhibaannada. Bandow ayaa lag…
Soomaaliya ayaa guul diblumaasiyadeed oo weyn gaartay kadib markii Dowladda Tansaaniya ay si cad u joojisay kulan muran wayn oo siyaasadeed dhaliyay kaas oo ay hay’ado shisheeye qabanqaabiyeen. loogun…
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Danjire Cumar Idiriis Cali u magaacabay inuu noqda Safiirka Soomaaliya u jooga Boqortooyada Sacuudi Carabiya. Danjire Cumar Idiriis ayaa hadda ku magacownaa Safi…
Doorashadii Guddoomiyaha Baarlamaanka Waqooyi Bari ee maanta ka dhacday Laascaanood waxay ku dhammaatay guul weyn oo u soo hoyatay garabka Firdhiye iyo Dowladda Federaalka, kaddib markii Dr. Aadan Cab…
Laascaanood, waxaa caawa si wayn uga socda loollanka loogu jiro Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari oo maanta oo sabtida ee 23-ka bishan ka qabsoomaya halkaas. Laba murashax oo k…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar shaqo ku tegay maanta magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug ee Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa halkaas u…
Liiska Xildhibaannada Dowladda Waqooyi Bari ee Soomaaliya ee dhawaan lasoo saaray ayaa ahaa tallaabo loo qaaday dhanka yagleelka maamulka iyo sidii loogu gudbi lahaa doorashada Madaxweyne uu Dowlad go…
Markab xamuul ah oo sida qalab ciidan oo ay leedahay dowladda Turkiga, loona waday howlgalka TURKSOM ee Muqdisho kaasoo laba toddobaad ku xayirnaa Dekedda Boosaaso ee Puntland ayaa ku xirtay Jabuuti s…
Hoggaamiyeyaasha Yurub ayaa sheegay iney ku biirayaan  kulanka uu Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky uu beri oo Isniin ah Aqalka Cad kula yeelanayo Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump. Mas’uuli…
Soomaaliya waxa ay muddo dheer la tacaalaysay wax ka qabashada xaaladaha caafimaad darro ee cuduradda guud ahaan si gaar ah kuwa ku saabsan cudurrada kelyaha. Tan iyo burburkii Dowladdii Milatariga e…
Waxaa maanta si rasmi ah loo ansixiyay naqshada Jigjiga Mall, suuq weyn oo casri ah oo laga hirgelin doono magaalada Jigjiga, gaar ahaan goobtii uu ku yaallay Suuqii Taiwan ee dabku baabi’iyay sanadki…
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige, ayaa sheegay in Wasaaraddu hirgalisay nidaam casri ah oo ku shaqeynaya kaamirooyin dijitaal ah, kuwaas oo lagu ogaan doono gaadiidka aan bixin canshu…
Kulan qaatay ku dhawaad 5 saacadood oo soo bilowday 2dii duhurnimo waqtiga Muqdisho ayaa ku dhexmaray Madaxtooyada Madaxweyne Xasan iyo xubnaha Madasha Mucaaridka ah ee Samatabixinta Soomaaliya. Ku…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la leh maanta xubnaha Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii 7aad ee Jamhuuriyadda Shariif …
Maalinimada Arbacada ah ee barri ah, waxaa si weyn indhaha loogu wada hayaa kulanka lagu wado inuu dhex maro Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madasha Mucaaridka ee Samatabixinta Sooma…
W/Q: Cabdiqani Xaamud Abokor Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya wuxuu muddo ka badan labaatan sano ahaa goob ay ka socdeen dagaallo sokeeye, khilaafaad siyaasadeed iyo loollan istaraatiiji ah oo si…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan maanta la yeelanaya Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed kaas oo la muddeeyay kulankii ugu dambeeyay ee ay labada dhinac yeesheen. …
Sida aan hore u baahinay, Waqooyi Bari Soomaliya waxaa ka socda loolanka loogu jiro kursiga Madaxweynaha Maamulkaas yeelanayo. Murashaxiin dhawr ah ayaa u tagaan. Hore waxaan ugu soo hadalnay Hoggaam…
Shirkadda Starlink ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay si buuxda ugu soo biirtay suuqyada isgaarsiinta ee Soomaaliya, kaddib markii uu sidaas shaaciyay maalqabeenka reer Maraykan ee Elon Musk. Starli…
Magaalada Laascaanood ee Xarunta Dowladda Waqooyi Bari, waxaa xilligan kasocda ololaha doorashada hoggaanka maamulkaas. Waqooyi Bari iyo Laascaanood ayaa markii ugu horraysay u ballansan soo saarista …
Booqasho rasmi ah oo uu Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ku tagay magaalada Jakarta ee Indonesia 13kii Luuliyo, 2025 ayaa abuuray jawi c…