Sergey Maidukov oo ah falanqeeye iyo qoraa reer Yukreyn ah ayaa Al-jazeera ku qoray maqaal hadalheyn badan dhaliyey oo uu cinwaan u ga dhigey, “Yukreyn waxa ay gabaabsi ka joogtaa rag, lacag iyo wakht…
Sida ay qortay Fox News, ciidamada Maraykanka ayaa dhowaan ka fuliyay Puntland weerar cirka ah oo watay dagaal dhulka ka dhacay, kaas oo socday ku dhawaad afar saacadood islamarkaana lagu beegsaday xu…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa baraha bulshada kaga dhawaaqey in aan Koonfur Afrika loo oggolaan doonin inay ka qaybgasho shir-madaxeedka G20 ee sannadka dambe lagu qabanayo Miami, Florida.…
Waa maalinta ugu weyn ee qiimo-dhimisyada sanad kasta ka dhacda dunida, taas oo billaabata Jimcaha ku xigta maalinta (Thanksgiving) ka ee Mareykanka. Inkastoo asalkeedu yahay Mareykanka, maanta waxay …
Madaxa Hay’adda Socdaalka (Immigration) Maraykanka ee USCIS Joseph Edlow ayaa qoraal rasmi ah ku soo saaray in la joojiyay (suspension) ogolaanshaha (approval) dalabaadka Green Card ka dadka qoxootiga…
Mareykanka iyo Ukraine ayaa ku dhawaaqay hannaan cusub oo lagu dhammaynayo dagaalka Ruushka iyo Ukraine, kadib markii soo jeedintii hore ee Washington ee 28-ka qodob ay dhaleeceyn badan la kulantey is…
Shirkii sannadlaha ahaa ee Cimilada ee Qaramada Midoobay ayaa laba todobaad kadib ku soo dhammaaday heshiis ku baaqaya in la qaado tallaabooyin lagu wajahayo kulaylka adduunka, haseyeeshii sidii la fi…
Dacwadda Soomaaliya ee la xiriirta soo-xulista xubnaha Baarlamaanka Midowga Bariga Afrika (EALA) ku matali doono Soomaaliya, waa kiiskii ugu horreeyay ee dalka loo geeyo Maxkamadda Caddaaladda Bariga …
Dowladda Maraykanku ayaa soo bandhigtay soo jeedin cusub oo lagu joojinayo dagaalka Ruushka uu ka wado Ukraine, taas oo ku qasbeysa Kyiv inay ka tanaasusho dhul iyo qayb ka mid ah hubkeeda, isla marka…
Xafladda abaal-marinta kubadda cagta Afrika ee CAF ayaa xalay lagu qabtay Rabat, Morocco, iyadoo lagu maamuusay ciyaartoy, kooxo, iyo shaqsiyaad door muhiim ah ku lahaa horumarinta kubadda cagta qaara…
HORDHAC
Labadii sano ee la soo dhaafay, magaalada Gaalkacyo iyo guud ahaan gobolka Mudug waxaa ku soo noqnoqday colaado dhiig badan ku daateen oo salka ku haya aano qabiil. Dhibaatadan ayaa gaartay…
Donald Trump ayaa xaqiijiyay kulan muddo dheer la sugayay oo uu la yeelanayo Duqa cusub ee magaalada New York Zohran Mamdani, kaas oo ka dhici doona Washington. Waxaa kulmaya laba siyaasi oo si weyn i…
Maxkamadda dabiyada caalamiga ah ee (ICT) ee dalka Bangladesh ayaa ku xukuntay dil toogasho Ra’iisal Wasaarihii hore ee dalkaas, Sheikh Hasina, kaddib markii lagu helay dambiyo culus oo la xidhiidha t…
15kii Juun, 2022, markii Xamse loo magacaabay xilka Wasiirka koowaad ee xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, waxaa abuurmay shaki ballaaran oo ku saabsan xilka loo magaacabay ee Raysal Wasaaraha So…
Safaarada Mareykanka ee magaalada Muqdisho ayaa ka falcelisay in loo dhacay nidaamkii elektarooniga ahaa ee dal-ku-galka Soomaaliya (E-Visa), iyadoo la xaday xogta ku dhowaad 35 kun oo qof oo ay ku ji…
Soomaaliya oo Sannadkii 2024 si rasmi ah ugu biirtay Ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC), ayaa xubnihii ugu horreeyay oo ku metalaya Baarlamaanka EAC soo dooratay bishii hore ee Oktoobar.
Xubnaha B…
Wasiiraddii hore ee Caafimaadka Soomaaliya, Marwo Fowsiyo Abiikar Nuur, ayaa si buuxda u taageertay Midowga Haybad Qaran, oo ay ku midoobeen siyaasiyiin kala duwan, kuwaas oo si rasmi ah u doortay Ra’…
Maxaa sababay shaqo ka joojinta saraakiil sare oo Villa Soomaaliya ah?
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa shaqada Villa Soomaaliya si kumeelgaar ah uga saaray Saddax kamid ah shaqaalaheeda.
Saraakiish…
Wasiirkii hore ee Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumaddii Xasan Cali Khayre Eng. Cabdi Canshuur Xasan ayaa shaaciyay in uu soo dhaweynayo ku buurista Xisbiga cusub ee Haybad Qaran.
Bayaankiisa oo dha…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa kulan kula yeeshay Madaxweynaha Suuriya Ahmed al-Sharaa Aqalka Cad, iyada oo mudo lix bilood ka hor ah Waaxda Maaliyadda ee Maraykanku ay ku dhawaaqday in ay …
Alle ha u naxariisto, afar carruur ah oo walaalo ahaa ayaa ku geeriyooday dab ka kacay guri jiingad ah oo ku yaalla xaafadda October degmada Axmed Dhagax ee magaalada Hargeysa.
Falkan oo dhacay aba…
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Ukraine, Andrii Sybiha, ayaa sheegay in, in ka badan 1,400 qof oo ka kala socda 36 dal oo Afrikaan ah ay u dagaalamayaan dhinaca Ruushka dagaalka ka socda Ukraine, isagoo …
Turkiga ayaa ku dhawaaqay in uu soo saarey waarranno qabasho oo caalami ah kuwaas oo lagu beegsanayo Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu iyo saraakiil kale oo sarsare, iyaga oo lagu eedeey…
Wafdi ka socda Nigeria oo booqday Baarlamaanka Kenya si ay waayo-aragnimo uga kororsadaan dagaalka ka dhanka ah musuqmaasuqa
Wafdi heer sare ah oo ka socda dalka Nigeria ayaa booqasho rasmi ah ku t…