Close

Login

Close

Register

Close

Lost Password

Subscribe

Get the best of Newspaper delivered to your inbox daily

Most Viewed

Sida laga soo xigtay mareegta caanka ah ee SwimSwam oo si gaar ah ula socota dhacdooyinka tartanka dabbaasha caalamka, tartankii Ciyaaraha Dabbaasha Adduunka ee ka dhacay Singapore ayaa waxa ka qaybga…
Magaalada Dar es Salaam, gaar ahaan suuqa Kariakoo oo ah xarunta ugu weyn ee ganacsiga Soomaalida ee dalka Tanzania, ayaa waxaa ka taagan xaalad hubanti laโ€™aan ah oo ku saabsan mustaqbalka ganacsatada…
Shirkadda difaaca ee Turkiga, Roketsan, ayaa soo bandhigtay "Koz", oo ah Eey robot ah oo awood u leh inuu rido gantaallo la hagi karo, taasoo lagu tilmaamay horumar weyn oo ku saabsan tiknoolajiyada d…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa bishan Luulyo 30-keedii warqad rasmi ah u diray Madaxweynaha Eriteriya, Isaias Afwerki. Wasiirka Warfaafinta Eritrea Yemane G. Meskel oo warkan ku shaaciyay b…
Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki oo wareysi dheer oo dhawr qeybood ah bixiyay ayaa ku weeraray Dowladda Imaaraadka Carabta, isaga oo ku tilmaamay mid khatar ku ah jiritaanka madaxbannaanida Soomaal…
Faaduma Ladan Cabdillaahi Si guud dunidu waxay ay xilligan wajahaysaa aafada isbedelka cimilada oo si xawlli ah u kordhaysa, taas oo ka dhalatay sababo dabeeci ah iyo kuwo dad samee ah labadaba. Soom…
Itoobiya, ama dalka lagu naanayso Bar-kulanka Afrika ee qowmiyadaha kala duwan ku midaysan yihiin, ayaa wajahaysa burbur la mid ah kii kala daadiyay dalwaynihii Bariga Yurub ee Yuguslavia, kaas oo 30 …
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa bilowday hirgelinta qorshe looga kicinayo dhulka ay dagan yihiin saraakiil iyo masโ€™uuliyiin dowladeed oo hore. Magacyada laga barakicinayo dhul iyo deegaan ay hore …
Dagaal kooban oo saaka ka dhacay Baladxaawo ayaa sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh, waxaana uu dhexmaray ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo ciidamo taabacsan maamulka Jubbaland. Wara…
Cumar Cabdulqaadir Cartan oo Soomaali ah ayaa loo doortay inuu ka mid noqdo 18-ka garsoore ee rasmiga ah ee garsoori doona tartanka Koobka Adduunka ee FIFA ee ciyaartooyda ay daโ€™doodu ka hooseyso 21 s…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa is arag kale oo qeyb ka ahaa kulamadii uu la yeelanayay hoggaanka Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed oo ay ku midaysanyihiin…
Wasiirka Difaaca Dowladda Federaalka Soomaaliya Danjire Axmed Macallin Fiqi iyo Wasiirka haatan loo wareejiyay Wasaaradda Dekedaha Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa ka wada qeybgalay Bandhiga Ca…
Magaalada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo waxaa maanta ka dhacay dagaal dhex maray Ciidanka Dowladda Federaalka ah ee Soomaliya iyo kuwa maamulka Jubaland ee degmada ku sugnaa. Dagaalka ayaa yimid kaddib…
W/Q: Maxamed Odowaa Heer-kulka siyaasadda gudaha ee dalkeenna Soomaaliya waa mid aad u sarreeya waxaana illaa hadda aan muuqan hannaan siyaasadeed oo heshiis lagu yahay, kaasoo looga gudbi karo khila…
Elon Musk, oo ah maalqabeenka dunida, aasaasaha shirkadaha Tesla iyo SpaceX, ayaa si cad uga digay horumarka xad-dhaafka ah eeย  macmalka ah (AI). Wuxuu yiri: โ€œAI waa khatar aad uga weyn hubka nukliyee…
Magaalada Laascaanood waxaa maanta oo Sabti ah, 13-ka Luulyo 2025, ay si rasmi ah u martigelisay shirweyne ballaaran oo lagu dhameystirayo maamulka cusub ee SSC-Khaatumo. Shirkan oo ah mid si weyn loo…
Raโ€™iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) ayaa si rasmi ah loogu magacaabay Wakiilka gaarka ah ee Guddoomiyaha Midowga Afrika u qaablisan dalka Koonfurta Suudaan, ahna Madaxa…
W/Q: Maxamed Odowaa Xukuumadda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay saluugtay kaalinta shisheeye ee dowlad-dhiska Soomaaliya, gaar ahaan kooxda loo yaqaano Copenhagen Group ama beesha lixaad (C6+) si…
Xilli lagu soo dhawaanayay saacad badhka habeennimo waqtiga Bariga Dhexe, waxaa ka bilowday cabsi laga qabo dagaal weyne dhexmara Tehran iyo Televiv. Warbaahinta Maraykanka ayaa soo dusiyey inay du…
Warbaahinta Somali Stream ayaa heshay farriin ku qoran luuqad adag, laguna socodsiiyay Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya James Swan. Warqadda oo uu qoray Wasiir Dowlaha Was…
Kulan fogaan-arag ah oo ay maanta isugu yimaadeen xubnaha Madasha Samatabixinta Soomaaliya ayaa kaga arrinsaday goโ€™aankooda ku aaddan ka qaybgalka shirka 15ka Juun. Madasha ayaa isku raacday inaysan …
Daahfurnaan laโ€™aanta Dowladda Soomaaliya oo dib u dhigaysa ka faaโ€™iideysiga fursadaha yaalla dalalka ku bahoobay Bulshada Bariga Afrika. Soomaaliya waxay si rasmi ah xubin buuxda uga noqotay Ururka I…
Ergada Beesha Caalamka ee ku midaysan C6+ ayaa maanta kulan ka yeeshay magaalada Muqdisho, waxayna ka wada hadleen xaaladihii siyaasadeed ee ugu dambeeyay ee Soomaaliya iyo sida gogosha uu ku baaqay M…
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sannadkii 2022 noqday Madaxweynihii ugu horreeyay ee Soomaaliyeed ee xukunka mar labaad dib ugu soo laabta, isagoo horay u soo noqday Madaxweynaha dalka intii u d…
Sida ay baahisay warbaahinta Middle East Eye, dowladda Turkiga ayaa toddobaadkan xoojisay taageerada militari ee ay siiso Soomaaliya si ay ula dagaallanto kooxda Al-Shabaab, kaddib wadahadal khadka te…
Keddib shir uga socday intii u dhaxaysay 27-31 bisha May, isbahaysiga mucaaridka Soomaaliya ayaa soo dhammaystiray hoggaankooda. Magacyada ka soo muuqday hoggaaminta mucaaridka ayaa ah siyaasiyiin si …
Qaar kamid ah Safaaradaha reer Galbeedka ee deggan xayndaabka Xalane ee magaalada Muqdisho iyo Xafiiska Qaramada Midoobay ayaa bilaabay qorshe lagu abaabulayo Shirwayne Qaran oo la isugu keenayo hayโ€™a…
Bishii April ee aynu soo dhaafnay, magaalada Jigjiga ee Caasimadda Dawlad Deegaanka Soomaalida, waxaa xabsiga loo taxaabay afar dhallinyaro ah oo si weyn looga yaqaan bulshada deegaankaas, kuwaas oo l…
Dalka Djibouti ayaa sanadihii ugu dambeeyay wajahaya muran ballaaran oo sharci iyo mid diblomaasiyadeed ah, kaddib markii uu burburay heshiiskii iskaashi ee uu la lahaa shirkadda DP World ee laga leey…
Madaxweynihii hore ee Dowladda Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed oo warqad furan u diray Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa uga hadlay arrimo taabanayya guud ahaan xaalka dalka, gaar ahaanna dhinacyada am…
Soomaaliya iyo Sucuudi Carabiya ayaa usbuucyadii lasoo dhaafay qaaday tallaabooyin lagu soo horumarinayo xiriirka soojireenka ah ee labada dal. Labada dal waa muslimiin Sunni ah, waxayna kawada tirsan…
Tan iyo markii si rasmi ah loo galay dhammaadka sannadkii saddexaad ee xil hayntiisa, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu wajahaya xaalad siyaasadeed oo cirka isku sii shareeraysa, iyada oo ay is…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Trukiga Hakan Fidan oo ka hadlay la-dagaallanka argagixisada Soomaaliya iyo saaxiibtinimada Soomaaliya iyo Turkiga ayaa sii adkeeyay ballanqaadka dalkiisa ee ku aaddan taagee…
Dawladda Maraykanka ayaa si weyn uga digtay Muwaadiniinteeda in ay usafraan Soomaaliya iyadoo sababta laga dhigaya khatar ka imaan karta argagixisada Digniinahan oo lagu tilmaamay heerka ugu sarreeys…
Warar sugan oo uu helay Warsidaha Somali Stream ayaa muujinaya in uu isbeddel waqtigiisu dhawyahay ku imaanayo hoggaanka Hayโ€™adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka. Mahad Maxamed Salaad oo hore u…
Digniinta Mareykanka kasoo baxdayย  ee loo diray Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa ahayd farriin siyaasadeed oo culus, una muuqata digniin hore oo lagu muujinayo walaac xooggan oo ku saabsan sida ay…
Doodo ilaa waaberigii soo gaaray oo u dhaxeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh iyo saaxiibadiisa Xisbiga UPD ayaa kusoo idlaaday in Cabdiraxmaan Xuseen Odowaa lagu qancin waayay inuu ka tanaasulo jagada Xogh…
Magaalada Muqdisho waxaa shalay iyo maantaba si rasmi ah uga furmay shirkii Madasha Wadatashiga Qaran (National Consultative Council โ€“ NCC), kaasoo ay ka qayb galeen Madaxda Dowladda Federaalka Soomaa…
Tan iyo markii ay Wasaaradda Difaaca iyo Taliska Ciidanka Xoogga ee Soomaaliya ay galeen kala daadsanaan hoggaamineed oo ay majarana u qabteen shaqsiyaad aan diiwaan fiican uga tagin, ergada iyo talis…
W/Q: Kornayl ย Cabdullaahi Daahirย  Qof kasta oo masโ€™uul ah, ha ahaado hoggaan sare ama mid heer hoose, waxaa waajib ku ah inuu fahmo in dowlad kasta lagu dhiso ama lagu burburin karo hal eray: Caddaal…
ย Warar sugan oo ay Somali Stream ka heshay laba il oo ku dhaw qaar kamid ah Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada ayaa tilmaamaya in shirkii ay iclaamisay Villa Soomaaliya ee Golaha Wadatashiga Qaranka…
Raโ€™iisal Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa 27kii bishan Abriil markii 6aad sammeeyay isku shaandhayn kooban oo saamaysay Wasiiradda Arrimaha Dibadda iyo Gaashaandhigga. Isku shaandhaynta Xu…
Soomaaliya waxay muddo ku dhow 20 sanno dagaal hubeysan oo dhiig badan uu ku daatay kula jirtaa ururka Al-Shabaab oo sheegta inay u dagaallamayaan si ay xukunka u qabsadaan, dalkana uga dhaqan-galiyaa…