WQ: Xasan Mudane
Qormadan tii ka horreysay waxaan kaga hadlay in qofka dhallinyarada ah ee siyaasadda horay ugu jiray ama ku cusub uu aragti dheer, fikir, iyo ujeeddooyin cad cad yeesho. Ma ahan in l…
WQ: Xasan Mudane
Siyaasadda asalkeedu ma ahan shar iyo wax xun laakiin waa sida middi labo af leh, mar waxaa lagu burburin karaa bulsho dhan marne waa awood lagu abaabulo shacabka si loo dhiso must…
Golaha Mustaqbalka ayaa si rasmi ah uga laabatay go’aankii hore ee guddiyada loogu xil saaray inay la kulmaan Madaxweynaha, kaddib markii uu hakad ku yimid hannaankii wada-xaajoodka labadii maalmood e…
W/Q. Maxamuud Cali Aadan Hoorri
Magacaygu waa “geedkii la quursaday”. Waxa aan ahay geed ku hagaasay dhibka iyo belaayada ku habsatay. Waxa aan u baahanay hiil qaran iyo hoo waayeel. Mar kale ayuu …
Sida aan hore u tebinnay, Madaxweynaha Soomaaliya ayaa aqbalay soo jeedinta qayb kamid ah saaxiibadiis, waxaana uu ka codsaday qayb kamid ah Xukuumadda in la qaban-qaabiyo kulan martisoor ah oo ay Dow…
Tan iyo markii uu ku soo laabtay xukunka ka hor in waxyar kabadan hal sano,madaxweyne Donald Trump—oo si iskiis ah isugu magacaabay "madaxweynaha nabadda"—ayaa kordhiyay hawlgallada milatari ee uu ka …
Meertada 39aad ee Shir madaxeedka Midowga Afrika ee ka socda magaalada Addis Ababa waxaa si wayn uga dhex muuqda loollan diblomaasiyadeed oo weyn kaasoo hormuud u yahay Sucuudigu.
Sucuudiga oo mudd…
Magaalada Muqdisho waxaa sare martay xamaasadda siyaasadeed kaddib markii ay Caasimadda soo gaareen hoggaamiyeyaasha mucaaradka ee Puntland iyo Jubaland, kuwaas oo ay weheliyaan musharaxiinta Madaxwey…
Tan iyo markii ay Soomaaliya si rasmi ah u dhammaystirtay ku biiritaankeeda Ururka Iskaashiga Bariga Afrika (EAC) 4-tii Maarso 2024, waxaa soo baxayay waydiimo ku saabsan faa’iidada dhabta ah ee ay xu…
Bayaanka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Sacuudiga ayaa sheegtay in dhinacyo qaar ay weli ku adkaysanayaan inay calooshood-u-shaqaystayaal shisheeye u daad-gureeyaan dalka Suudaan, iyadoo dhanka kalena…
Warar hoose oo laga helayo marinnada dublamaasiyadda ee gudaha Villa Soomaaliya ayaa sheegaya in Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweyne Trump u qaabilsan Afrika, Massad Boulos uu qorsheynayo safar weyn oo uu…
Hay’adda caalamiga ah ee Global Initiative Against Transnational Organized Crime (GI-TOC), oo ku takhasustay baaritaannada dambiyada abaabulan, ayaa soo saartay warbixin faahfaahsan oo muujinaysa sils…
Sida ay horey u baahisay Somali Stream, waxaa isbeddel weyn oo lama filaan ah uu ku yimid jadwaladii siyaasadeed ee dalka.
Shirkii aadka loo sugayay ee u dhexeeyay Dowladda Federaalka iyo hoggaanka …
Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa bilaabay dadaallo lagu badbaadinayo gogosha Muqdisho keddib markii ay Villa Soomaaliya muujisay dabacsanaan. Warar sugan oo aan ka helnay laba il oo ka ti…
Todobaad ka hor, waxaa la baahiyay warar sheegaya in Daxnuun Bin Zaayid (Tahnoun) loo diiday inuu soo galo dalka Sucuudiga. Warkan waxaa soo dusiyay warbaahinta aan rasmiga ahayn ee Imaaraadka.
Mar…
Dowladda Mareykanka ayaa si rasmi ah u joojisay mashruuc muhiim ah oo lagu taageeri jiray Xarunta Warbixinta Maaliyadda Soomaaliya (Somalia Financial Reporting Center - FRC).Sida ku cad qoraal rasmi a…
Wararka laga helayo ilo wareedyo ka tirsan madaxtooyada iyo garsoorka ayaa xaqiijinaya in Madaxweyne Xasan Sheekh uu amar ku bixiyay in laga laabto waarankii qabashada ee Axmed Madoobe, ee 27kii Noofe…
Waxaa magaalada Nayroobi ka dhici doona kulan muhiim ah oo ay yeelanayaan xubnaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliya, kaas oo la filayo in laga soo saaro go’aan masiiri ah oo ku aaddan gogoshii wada-hadalk…
Waxaa si xawli ah u socda isbeddellada dhanka amniga iyo siyaasadda ee ka dhashay go’aankii ay Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ku joojisay wada-shaqayntii Imaaraadka Carabta.
Magaalada Boosaas…