Close

Login

Close

Register

Close

Lost Password

Subscribe

Get the best of Newspaper delivered to your inbox daily

Most Viewed

W/Q: Cabdiwali Maxamuud Cilmi Rubuc Qarni iyo Sida Reerku Yahay Rag La’aan Dheh! Sanad guurada 25-aad ee ka soo wareegtay shirkii Soomaalida loogu qabtay magaalada Carta ee dalka Jabuuti iyo dhi…
Dalka Masar waxaa maanta laga xarig jarayaa Matxafka lagu kaydiyo taariikhda kaas oo noqonaya Matxafka ugu wayn ee caalamka oo idil. Xarunta kayd taariikheedka ugu wayn caalamka ee Matxafka Masar aya…
Kaddib in ka badan 70 sano oo ay jirto Qaramada Midoobay, haddana qaaradda Afrika oo dalalkeedu ka yihiin in ka badan hal meel marka loo qaybiyo 4 meelood dalalka ku midaysan ururka ,ma leh wax matala…
Wargayska caanka ah ee dalka Switzerland ka soo baxa ee WOZ – die Wochenzeitung ayaa qoray warbixin dheer oo uu daaha kaga qaaday fadeexad la xiriirta soo celinta muwaadin Soomaaliyeed oo degan dalkaa…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa kulan kula qaatay siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee ka qaybgalay kulankii xuska Carta ee Jabuuti. Kulanka oo ay ka qaybgaleen masuuliyiintii xilalka sare dalka ka soo qabta…
Dagaallada Suudaan ka socda ayaa si wayn warbaahinta ula xiriirinaysay in magaalada Boosaaso noqotay xarun lagu tahriibiyo calooshood u shaqaystayaasha ka dagaallamaya dalkaas. Inkasta oo aysan jir…
Madaxweynayaaasha Masar iyo Eritrea ayaa ku heshiiyay taageeridda ciidanka Sudan, xoojinta amniga Badda Cas, iyo iskaashi la xiriira Soomaaliya. Labada hoggaamiye oo kulan ku yeeshay Qaahira, halka…
Hoggaamiyaha RSF, Maxamed Xamdaan Dagaalo (Hemedti), ayaa sheegay in ay bilaabeen baaritaan ku saabsan eedeymo la xiriira xadgudubyo ay sameeyeen askartoodu intii lagu jiray qabsashadii magaalada El-F…
Ninka heysta abaalmarinta Laacibkii ugu wanaaagsanaa Kubbada Cagta Soomaaliya sanadkan Xaaji oo Liibiya arrimo Tahriib ah u jooga. Sida xoggo la helayo ay tilmaamayaan, Kabtanka koowaad ee kooxda K…
Doorashooyinka madaxtooyada iyo baarlamaanka ee dalka Tansaaniya ayaa loo dareerey saaka iyada oo aanu ka qaybgalin xisbiga mucaaradka ugu weyn, ee CHADEMA, kaas oo hoggaamiyihiisa Tundu Lissu uu waja…
Itoobiya oo weli raadinaysa marin badeed, Taliyaha Ciidanka oo su’aal ka keenay xaaladda xeeb la’aanta Itoobiya. Itoobiya oo muddo dheer ahayd dal xeeb la’aan ah ayaa mar kale muujisay sida ay ugu …
Hoos u dhac weyn ayaa ku yimid qiimaha lagu jarto tikitka magaalada Nairobi, iyadoo arrintan ay salka ku heyso tartan dhanka suuqa ah oo u dhexeeya shirkadaha diyaaradaha. Qiimaha maanta wuxuu mara…
Wariye iyo falanqeeye siyaasadeed oo British ah, Sami Hamdi, ayaa lagu xidhay garoonka diyaaradaha ee San Francisco, kadib markii hay’adda socdaalka Mareykanka (ICE) ay joojisay fiisihii uu ku joogay …
Mareykanka iyo Shiinaha ayaa ammaanay natiijada wadahadalladii ganacsi ee ka dhacay Malaysia, taas oo sare u qaaday rajada ah in Donald Trump iyo Xi Jinping ay kulankooda ku gaadhi doonaan heshiis xal…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu doonayo in Shiinuhu ka caawiyo dadaallada lagu soo afjarayo dagaalka Ruushka iyo Ukraine. “Waxaan jeclaan lahaa in Shiinuhu nagu caawiyo arrinta …
Hay’adda Xasaradaha Caalamiga ah ee International Crisis Group (ICG) ayaa warbixin cusub ku sheegtay in Mareykanku door muhiim ah ka ciyaari karo xasillinta Soomaaliya, balse taasi ay suurtagal noqon …
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la kulmi doona dhiggiisa Shiinaha Xi Jinping inta uu socdo Shirweynaha Dhaqaalaha ee Asia Pacific (APEC) oo ka dhacaya 31 Oktoobar ilaa 1 Nofeembar magaalada …
Mareykanka ayaa ku dhawaaqay cunaqabatayn cusub oo lagu bartilmaameedsanayo labada shirkadood ee ugu waaweyn Saliidda Ruushka — Rosneft iyo Lukoil — si loo kordhiyo cadaadiska Moscow ee ku saabsan wad…
Shirweynaha nabadda ayaa maanta si rasmi ah uga furmaya magaalada Ceerigaabo, xarunta gobolka Sanaag, iyada oo la filayo in Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro, uu maanta ga…
Afgaanistaan iyo Pakistan ayaa ku heshiiay xabbad-joojin degdeg ah kadib wada-hadallo ka dhacay magaalada Doha oo ay garwadeen ka ahaayeen dowladaha Qatat iyo Turkey. Heshiiskan xabad joojinta ah a…
Sida aynu ka soo xiganay Bloomberg, dhoofinta xoolaha Soomaaliya ayaa kor u kacaysa, iyadoo ay sabab u tahay hoos u dhaca tartanka kaga imaan jiray Australia iyo Suudaan, arrintaas oo gacan ka geysan …
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky iyo dhigiisa Mareykanka Donald Trump ayaa Jimcihii ku kulmay Aqalka Cad, iyaga oo ka wada hadlay taageerada militari ee Mareykanka iyo suurtogalnimada in Ukrain…
Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi, oo maalmihii u dambeeyey safar shaqo ugu sugnaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, ayaa la filayaa inuu magaalada Hargeysa ku soo laabto…
Raila Amolo Odinga wuxuu ahaa siyaasi caan ah oo muddo dheer door muuqda ka ciyaaray siyaasadda Kenya, isagoo u tartamay xilka madaxweynaha shan jeer intii u dhexeysay 1997 iyo 2022. Wuxuu ku dhashay …
Tartan-ka xubnaha u sharaxan Xildhibaannada Ururka Baarlamaaanka Bulshada Bariga Afrika (EAC) ayaa intooda badan banaanka lagaga heshiiyay. 8-kamid ah xubnaha noqonaya Xildhibaannada cusub ee ku me…
Madaxweynaha Somaliland iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ku tagaya caasimada Itoobiya, Addis Ababa. Safarka Madaxweynaha SL ayaa noqonaya midkii ugu horreeyay ee uu ku tago Itoobiya, tan …
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la guddoonsiinayaa abaalmarinnada ugu sarreeya ee rayidka ah ee ay bixiyaan Masar iyo Isra|il, iyadoo lagu maamuusayo doorkiisii ku aaddanaa joojinta dagaalka…
Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay in hanjabaaddii ugu dambeysay ee uu Donald Trump ku sheegay inuu 100% ku kordhin doono cashuuraha badeecooyinka Shiinaha ay tahay, tusaale caadi ah oo muujinaya laba-we…
In ka badan 61 mayd oo muhaajiriin/tahriibayaal ah ayaa laga soo saaray labadii toddobaad ee la soo dhaafay xeebta galbeed ee caasimadda Liibiya, Tripoli, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ay Sabtidii…
Raysal Wasaaraha dalka Sudan Kaamil Idiris ayaa shaaciyay in dalkiisa iyo dalka Eritrea ayaa gaadheen heshiis iskaashi oo heer sare kaas oo uu ku sheegay inuu yahay mid “taariikhi ah”. Kaamil idiri…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa mar kale ku hanjabay inuu canshuuro waaweyn ku soo rogi doono badeecadaha Shiinaha, isaga oo ku eedeeyay dowladda Beijing inay qaadayso tallaabooyin cadaawad …
Burkina Faso ayaa diiday soo jeedin ay Mareykanku u gudbiyeen oo ahayd in dalkaas uu aqbalo muhaajiriinta laga soo tarxiilayo Mareykanka, taas oo qayb ka ah ololaha cusub ee Madaxweyne Donald Trump ee…
Abdiweli Xassan, oo ah aasaasaha Business Bay Square (BBS) oo ah suuqa ugu weyn Bariga Afrika, ayaa heshiis la galay maamulka Tatu City SEZ si ay u dhisaan guryo, xarumo ganacsi, xafiisyo, bakhaaro wa…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka baaqday Shir-madaxeedkii 24-aad ee COMESA ee ka dhacay Nairobi, isagoo beddelkiisa u diray Wasiirka Ganacsiga. Baaqashada Madaxweynaha ayaa tim…
Itoobiya ayaa ku eedeysay Ereteriya inay qorsheyneyso dagaal cusub oo ka dhan ah Itoobiya, sidoo kalena ay ku garab is taagayso kooxda TPLF. Eedeyntan ayaa sare u qaaday xiisadda labada dal ee deriska…
Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa maanta la kulmi doona xulka Aljeeriya, ciyaar ka dhaceysa garoonka Miloud Hadefi ee magaalada Wahran. Tartankan ayaa qayb ka ah wareegga hore ee isreeb-r…
Isra1l ayaa saaka duqaymo culus ka geysatay marinka Qasa, xilli xalay lagu dhawaaqay heshiis nabadeed oo ay garwadeen ka yihiin Mareykanka, Qatar, Masar iyo Turkiga. Heshiiskan ayaa lagu sheegay in…
Dowladda Swedan ayaa si qarsoodi ah ciidamo Swedish ah ugu dirtay Soomaaliya si ay uga caawiyaan howlgalka Mareykanka ee ka dhanka ah kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab, sida ay shaacisay warbaahint…
Warbixin sir ah oo ay baahiyeen mareegaha Defence Blog, Defence Mirror iyo Global Defence ayaa isku raacay inay Itoobiya noqotay dalkii saddaxaad ee si rasmi ah u helaya diyaaradaha dagaalka ee jiilka…
Madaxweynaha Soomaaliya, Raysal Wasaare Xamse iyo Wafdigii ka soo laabtay maanta Kismaayo iyo qayb kamid ah Golaha Wasiiradda ayaa shir dheer maanta gelinkii danbe ku yeeshay Villa Soomaaliya. Ilo …
Dowladda Masar ayaa si adag ugu eedeysay Itoobiya in ay mas’uul ka tahay kororka biyaha Webiga Nile iyo fatahaado culus oo toddobaadkan ku dhuftay waqooyiga dalka, gaar ahaan gobollada Beheira iyo Men…
Dowladda Iiraan ayaa maanta daldashay lix nin oo lagu eedeeyay in ay weerarro iyo qaraxyo ka fuliyeen gobolka Khuzestan, iyagoo la sheegay in ay u shaqeynayeen sirdoonka Isra|il. Dilalkan ayaa yimi…
Booliska Ingiriiska ayaa soo bandhiggay xogta shaqsigii maanta fuliyay weerar dhimasho iyo dhaawac dhaliyay oo ka dhacay magaalada Manchester, kaasoo lagu beegsaday goob ay isugu soo baxeen qaar kamid…
Madaxweynaha Colombia Gustavo Petro ayaa amray in dalkiisa laga saaro dhammaan diblomaasiyiinta Israa’iil, kaddib markii la xiray laba muwaadin oo reer Colombia ah oo saarnaa doonyo (flotilla) isku da…
Safarka Madaxweyaha Jamhuuriyadda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qorshaysnaa Jimcaha, wafdiga hordhaca ah iyo ilaaladiisa ayayna ahayd inay maanta tagaan Kismaayo, hase ahate weli ma aysan safr…
Qorshaha Trump ee 20-qodob ah ee Joojinta Dagaalka Isreal ee Gaza 1. Qaza waxay noqon doontaa deegaan ka caagan xagjirnimada iyo argagixisada oo aan khatar ku noqon deriskeeda. 2. Qaza dib ayaa loo …
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa hortagay Baarlamaanka Soomaaliya si u furo kalfadhiga 7aad ee Labada Aqal. Madaxweyne Xasan Sheekh oo kuleh furitaanka Baarlamaanka khudbad dastuuri ah ayaa sameeyay hadal…
Amir Amiry, oo ah muwaadin Maraykan ah oo sagaal bilood ku xidhnaa Afghanistan, ayaa la sii daayay kadib wadaxaajood u dhaxeeyey Taliban iyo Mareykanka oo ay dhex-dhexaadisey Qatar. Waxa uuna noqday m…
Xuquuqda Bannaanbaxa Nabdoon iyo Waxa uu Dastuurka Soomaaliya uu Ka Qabo 27-ka bishan ee maalinta biri ah, mucaaradka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay qorshe ballaaran oo ay ku abaabulayaan bannaanbaxy…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa warbaahinta u sheegay in aanu oggolaan doonin dhul-ballaadhinta Israa’iil ee Daanta Galbeed (West Bank); qorshe ay ku hawlan yihiin xukuumadda Benjamin Netany…