Close

Login

Close

Register

Close

Lost Password

Subscribe

Get the best of Newspaper delivered to your inbox daily

Most Viewed

Sida ay xog ku heshay Somali Stream bishan bilowgeedii, waxaa qabsoomay wada-hadallo telafoon oo dhexmaray Madaxweynaha Somaliland iyo Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Carabta qaarkood. Xogta…
Ilo-wareed mas’uul ah oo ka tirsan Madaxtooyada Masar ayaa shaaca ka qaaday in Qaahira ay xog muhiim ah oo dhanka sirdoonka ah u gudbisay Boqortooyada Sucuudi Carabiya. Xogtan ayaa khusaysa dhaqdha…
Sida aan ku helnay xog sugan, Shirkii Guddiga Farsamada iyo Xog-haynta ee Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ee 5-tii bishan Janaayo ka furmay magaalada Garoowe ayaan maanta ku soo gabagaboobay oo ah 10-…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa codsi rasmi ah soo gaarsiisay Dowladda Federaalka oo ku saabsan inaan laga joojin isticmaalka hawada Soomaaliya diyaaradeehada ciidanka. Sidii aan hore u baahinnay,…
W/Q: Faadumo Cabdi Cali Horta maxaa dan qaran oo difaac siyaasad arrimo dibadeed u baahan ah si aysan u dhicin “Ma annagaa isku siyaasadqaran ah Soomaaliyeey”, yayse tahay in ay ka wada-xaajoodaan xa…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la xaqiijiyay inay soo saartay go’aan lagu mamnuucayo diyaaradaha ay leedahay Dowladda Imaaraatka Carabta ee ujeedkoodu yahay ciidan iyo xamuul (Cargo). Xogahan …
Sacuudiga iyo Soomaaliya Xidhiidhka Soomaaliya iyo Sucuudiga ayaa si xawli ah ah kor ugu kacay toddobaadkan, waxaana la filayaa inuu isbeddelka xidhiidh ee dhacay uu baddalo jihada siyasadeed ee go…
Sida ay Somali Stream ogaatay Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ku qancay in qaar kamid ah Golaha Wasiirada aysan ahayn kuwa gudan kara waajibaadka horyaalla, waxaana uu faray Raysal Wasaaraha Soomaaliya i…
Tan iyo markii 26-kii Diisambar uu Raysal Wasaaraha Israa’iil, Benjamiin Netanyahu ku dhawaaqay inuu dal Madaxbanaan u aqoonsaday Somaliland waxaa la iswaydiinayaa halka xaalka aqoonsi raadinta Somali…
Xiisadda ka dhex aloosan labadii dal ee isugu dhowaa Bariga Dhexe—Boqortooyada Sucuudiga iyo Isutagga Imaaraadka Carabta—ayaa gaartay meeshii ugu sarraysay maalin dhammaadka sannadkan 2025. Inkasta oo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku bogaadiyey dowladda iyo shacabka Turkiga garab-istaagga hagar la’aanta ah ee ay u muujiyeen midnimada iyo madax-…
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xalay gaaray magaalada Ankara, si uu kulan ula qaato dhiggiisa Rajab Erdogan. Kulanka labada Madaxweyne oo hore u qorshaysnaa ayaa laga soo hormariyay waqtigiisii. Xiis…
Israa’iil ayaa sannadkan noqotay dalka weerarrada ugu badan ka fuliyay dalal kale aduunka oo dhan. Sannadka 2025, ayaaney Israa’iil weerartay ugu yaraan lix dal, kuwaas oo kala ah: Falastiin, Iiraan, …
Madaxweynaha Iiraan, Masoud Pezeshkian, ayaa sheegay in Maraykanka, Israa’iil iyo Yurub ay ku qaadeen dalkiisa “dagaal buuxa”. Hadalkan oo madaxweynuhu sheegay Sabtidii, ayaa ku soo beegmaya iyada …
W/Q: Avv. Cali Sh Adan Yusuf ( Cali Somali) Kala-go’ida iyo aqoonsiga dowladaha waa arrin taabanaysa dhammaan dowladaha, maadaama ay si toos ah ula xiriirto Xeerka Caalamiga ah, gaar ahaan Cahdiga Qa…
HARGEYSA: Waxaa saacadihii u dambeeyay cirka isku shareeray hadalheynta baraha bulshada i oo la xidhiidha ictiraafka Somaliland, iyada oo la filayo in saacadaha soo socda uu ka soo baxo war rasmi ah. …
Afar khabiir oo Qaramada Midoobay u qaabilsan xuquuqda aadanaha ayaa cambaareeyay xannibaaddaha badeed ee Maraykanku saarey Venezuela, iyaga oo ku tilmaamay weerar ciidan oo sharci-darro ah, islamarka…
Imaam caan ah oo ka howlgeli jiray masaajid ku yaalla Cleveland, gobolka Ohio ee dalka Mareykanka ayaa ku dhintay xabsi ay maamusho hay’adda socdaalka (ICE). Imaamka ayaa xabsiga ku jiray 215 maalmood…
Xiisadda u dhexeysa Iiraan iyo Israa’iil ayaa u muuqata ina ay mar kale cirka isku shareeri doonto, kaddib markii Israa’iil la sheegayo inay diyaarinayso weerar cusub oo ay ku qaaddo Iiraan halka Iira…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa xalay baddalay Danjirihii Maraykanka u joogay Soomaaliya, Richard H. Riley, waxaana uu kamid noqday safiirro dhawr ah oo xilka laga qaaday. Danjiraha xilka…
Tabaarak ICT Solutions Oo Noqotay Hay’addii Ugu Horreysey Soomaaliya ee ICT ah Oo Hesha Shahaadada ISO 9001:2015 Tabaarak ICT Solutions oo ka mid ah hay’adaha hormuudka u ah adeegyada Tiknoolajiyad…
Maraykanka, Masar, Qadar iyo Turkiga ayaa ugu baaqay dhinacyada heshiiska xabbad-joojinta Gaza inay u hoggaansamaan ballanqaadyadooda islamarkaana ay muujiyaan isxakameyn, sida uu sheegay ergeyga sare…
Waaxda Hantida ee Maraykanka (United States Department of the Treasury) ayaa ku dhawaaqday cunaqabateyn cusub oo lagu soo rogay dhowr xubnood oo ka tirsan qoyska iyo saaxiibada dhow ee Madaxweynaha Ve…
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa la filayaa inuu 21-ka bishan booqasho rasmi ah ku tago magaalada Abu Dhabi, halkaas oo uu kulan kula yeelan doono hoggaamiyaha Imaaraadka Carabta Sheekh M…
Axmed Al Axmed, oo noqday halyey si weyn looga hadal hayo gudaha iyo dibadda Australia, ayaa la guddoonsiiyay lacag dhan $2.5 milyan, kaddib markii dadweyne ku kala sugan caalamka ay uga uruuriyeen ba…
Warbaahinta Al Jazeera ayaa baahisey qoraal ay kaga faalootey nidaamka cusub ee fiisaha elektaroonigga ah (e-visa) ee Soomaaliya oo ay sheegtay inaanu lahayn habraacyo amni oo ku filan, taasoo sahli k…
Turkiga ayaa uga digay Ruushka iyo Ukraine arrimaha la xidhiidha ammaanka Badda Madow, kaddib markii ciidanka cirka Turkiga ay soo rideen diyaarad drone ah oo soo gashay hawada Turkiga, sida ay sheegt…
Hoggaamiyeyaasha Midowga Yurub (EU) ayaa isugu yimi shir madaxeed ka dhacaya magaalada Brussels si ugu codeeyaan in Ukrain loo sii daayo hantida Ruushka ee ku xayiran waddamada Yurub oo ah ku dhowaad …
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa soo saarey amar uu ku balaadhinayo liiska dalalka muwaadiniintooda laga mamnuucay inay soo galaan Maraykanka, isaga oo ku darey lix dal oo hor leh oo ay ku ji…
Cafeteria-yadu asal ahaan waa meelo loogu talagalay nasasho, is-dhexgal bulsho, iyo ka helidda xasillooni maskaxeed inta lagu jiro cabbidda ama qaadashada cunto fudud. Waa goobo uu qofku kaga baxsado …
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa sheegey in Kyiv ay diyaar u tahay inay ka tanaasusho hammigeedii muddada dheer ee ku biirista NATO, haddii taa beddelkeeda ay hesho dammaanado amni oo ada…
Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa saaka subaxnimadii Dhakhtarka Guud ee Hargeysa ku booqday qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay shaqaaqadii dhawaan ka dhacday magaa…
Sida ku cad warqadda codsiga ee loo diray Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Sucuudiga, kuna taariikhaysan 11ka Diseembar 2025, Maxamed Ammiin Sheekh Cusmaan ayaa noqonayaa Danjiraha Idman iyo Safiirka Sa…
Ciidamada Badda Puntland (PMPF) ayaa sheegay iney gacanta ku dhigeen doon siday budooyin loo adeegsado samaynta qaraxyada, kuwaas oo inta badan lagu xiro jaakadaha ismiidaaminta iyo qalabka kale ee qa…
Dowladda Türkiye ayaa si rasmi ah u bilaabay dhismaha saldhigga Dayax Gacmeedka ee ay ka hirgelinayso gudaha Soomaaliya, sida uu shaaciyay Agaasimaha Tiknoolajiyada ee shirkadda Baykar Selçuk Bayrakta…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa wareysi uu Isniintii ku bixiyay Aqalka Cad islamarkaana uu siiyay warbaahinta Politico, ku sheegay hadalo culus oo ku saabsan xaaladda dhaqaale, halis uu tilm…
Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda ee Israa’iil, Sharren Haskel, ayaa Arbacadii sheegtay in Israa’iil ay “xiriir gaar ah” la yeelatay dowladda Soomaaliya, iyadoo tilmaantay in wada hadalladaasi ay la…
Dowladda Mareykanka ayaa Talaadadoo 9-kii Diseembar 2024 soo saartay cunaqabatayn ka dhan ah afar qof iyo afar hay’adood oo lagu eedeeyay inay door muhiim ah ku leeyihiin sii hurinta dagaalka Sudan. …
Saudi Arabia iyo Qatar, oo ah dalal daris ah oo ku yaalla Gacanka Carabta, ayaa Isniintii kala saxiixday heshiis taariikhi ah oo lagu dhisayo tareen elektaroonik ah oo xawaare sare leh, kaas oo si too…
Madaxda siyaasadda ee mucaaridka ku ah hab maamulka iyo hoggaaminta Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa isugu tegaya magaalada Nayroobi ee dalka Kenya. Isbahaysiga Mucaaridka hoggaamiya ee Madasha Samatab…
Dalka Suuriya ayaa maanta waxaa looga dabaaldegayaa sannad guuradii koowaad ee ka soo wareegtey dhicistii taliskii mudada dheer dalkaas xukumayey ee Bashaar al-Asad, iyo dhammaadkii dagaal socdey ku d…
Booliska Magaalada Jigjiga ayaa sheegay iney qabteen nin muuqaallo badan oo anshax xumo ah ka duubay gabdho soomaaliyeed kala duwan ka dibna ku dhibaateeyay. Ninkan oo booliska magaciisa ay ku shee…
Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa sheegay inuu la yeeshey wadahadalo wax-ku-ool ah oo dhinaca telefoonka ah ergayga nabadda ee Donald Trump, Steve Witkoff, iyo wiilka uu sodaga u yahay Tr…
Magaalada Boorama ayaa waxaa gilgilay mudaharaadyo waaweyn, shacabka reer Awdal ayaa si kulul uga falceliyay go’aanka Xukuumadda Somaliland ku ansixisay in magaalada Saylac lagu qabto munaasibadda Xee…
Wiil yar oo sabab u noqday iney Diinta Islaamka qaadato gabar u dhalatay wadanka Uganda Kahor inta aysan bilaaban khudbadii Jimcaha ee maanta, Imaamka Masjidka weyn ee Cali Jimcaale ayaa Jameecadii…
Maamulka Madaxweyne Trump ayaa sii daayay bishii inay waydaaratay ee Noofeembar Istiraatiijiyadda cusub ee Maraykanka taas oo uu maamulkiisu ku shaqayndoono. Nuqulka la faafiyay ee istiraatiijiyadd…
W/Q: Nuux Faarax Mahad Dabayaaqadii toddobaadkii ina waydaartay oo ku beegneed Khamiistii 27 Nov Muqdisho waxaa lagu soo gabagabeeyay shir loogu wanqalay Shirka Culimada Soomaaliyeed, oo muddo isbu…
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa maanta bookhasho ku tagi doona Hindiya taasoo noqonaysa safarkiisii ugu horreeyay tan iyo markii uu billowday dagaalka Yukreyn in ka badan afar sannadood ka ho…
Maamulka Trump ayaa sheegay inuu hakiyey dhammaan codsiyada socdaalka, oo ay ku jiraan “green card”-yada iyo habraacyada dhalashada Mareykanka, ee ay gudbiyeen muhaajiriinta ka soo jeeda 19 dal oo Afr…
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa maanta ku qaabili doona magaalada Moscow wakiilka gaarka ah ee Mareykanka Steve Witkoff, kaddib markii Aqalka Cad uu sheegay in uu “aad u gu rajo wanaagsan yah…