Dalalka ku yaalla Koonfurta Ameerika waxay muddo dheer muujiyeen taageero xooggan oo ay u hayaan qadiyadda Falastiin. Taageeradan waxay ku salaysan tahay dareen bani’aadamnimo iyo taariikh ay la wadaa…
Shir heer sare ah oo maalinimadii shalay ka dhacay magaalada New York, ka hor kulanka sanadlaha ah ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay (UNGA), ayaa dowlahada France, Andorra, Belgium, Luxembourg, Malt…
Waxaa maanta la soo taagay Maxkamd Madaxweyne ku-Xigeenka 1aad ee dalka Suudaanta Koonfureed Dr. Riek Machar iyo lix eedeysane oo kale, dacwada loo haysto Riek Machar iyo saaxiibadiis ayaa markii ay b…
In kasta oo shuruudaha saxda ah iyo waqtiga heshiiska aan la shaacin, haddana waxaa muuqata in dadaallada lagu doonayo in la helo maalgashadayaal Maraykan ah oo qayb ka noqda TikTok ay horumar samayna…
Sida ay qortay Wakaalada Wararka ee Reuters, Suuriya waxay dardar-gelinaysaa wada-hadallo ay la waddo Israa’iil si loo gaaro heshiis amni, kaas oo ay Suuriya rajaynayso inuu ka caawiyo soo celinta dhu…
Danjiraha Mareykanka ee Israel, Mike Huckabee, ayaa sheegay in Washington ay Israel u aragto saaxiibkooda kaliya ee dhabta ah Bariga Dhexe, inkasta oo uu qiray in ay xulufo kale ku leeyihiin gobolka. …
Iyadoo la kaashanayo Dowladda Federaalka Soomaaliya, Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa fuliyay duqeymo cirka ah oo lagu beegsadey ganacsade hub ka iibiya al-Shabaab, 13-kii Sebtembar, 2025.
…
Israel ayaa ku dhawaaqday Talaadadii bilowga howlgalkeedii mudada dheer ay hadal haysay ee weerarka dhulka ahaa, kaas oo ay ka wado Magaalada Gaza, iyadoo ku dhawaaqday "Gaza way gubanaysaa." Sarkaal …
Shirwaynaha degdega ah ee dalalka Islaamka iyo Carabta ayaa lagu qabtay magaalada Dooxa ee dalka Qatar. Shirkan ayaa yimid xilli xiisad weyn ay ka dhalatay duqeyn ay Israa’iil ku qaaday magaalada Doox…
Ugu yaraan shan qof ayaa ku dhaawacantay toogasho ka dhacday magaalada Minneapolis, iyadoo mid ka mid ah dhaawacyada ay xaaladiisa culus tahay.
Falkan ayaa ka dhacay halka ay iska galaan wadooyinka…
Madaxweynaha Suuriya, Axmed Al-Shaarac, ayaa ka qayb galaya Kalfadhiga 80-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay oo lagu qabanayo magaalada New York inta u dhaxaysa 22–30-ka Sebtembar.
Sida ay ku …
Banaanbaxyo rabshado wata ayaa ka dhacay magaalada London, ka dib markii in ka badan 110,000 qof oo ka tirsan dhaqdhaqaaqa midigta fog ee uu hoggaamiyo Tommy Robinson, ay isugu soo baxeen mudaaharaad …
Duqayn maalinimadii shalay ka dhacday deegaanka Jiicanyo ee Ceelbuuh oo lagu beegsaday Nabadoon Caaqil Cumar Cabdi Ibraahim oo kamid ahaa odayaasha deegaanka Sanaag ayaana weli war rasmi ah laga hayn.…
Ra’iisul Wasaaraha Qatar, Sheikh Mohammed bin Abdulrahman bin Jassim Al Thani, ayaa ku baaqay in Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu cadaaladda la horkeeno isaga oo ku eedeeyey “argagixiso…
Maanta waxaa si rasmi ah loo furay Grand Ethiopian Renaissance Dam (GERD) oo noqday biya-xireenka ugu weyn ee Africa. Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa xariga ka jaray mashruucan oo muddo 14…
Indonesia oo ah dalka Muslimiinta ugu badan ay ku noolyihiin waxaa maalmihii la soo dhaafay gilgilay bannaanbaxyo waaweyn oo Dawladda looga soo hojeedo, kuwaas oo sababay dhimashada ugu yaraan toddobo…
Waxaa maalmihii lasoo dhaafay isa soo tarayay hadal heynta ku saabsan in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka shaqeynayso qorshe cusub oo lagu dhisi karo maamul Jubaland ah oo ka hanaqaada magaalada G…
Doorashadii Guddoomiyaha Baarlamaanka Waqooyi Bari ee maanta ka dhacday Laascaanood waxay ku dhammaatay guul weyn oo u soo hoyatay garabka Firdhiye iyo Dowladda Federaalka, kaddib markii Dr. Aadan Cab…
Laascaanood, waxaa caawa si wayn uga socda loollanka loogu jiro Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari oo maanta oo sabtida ee 23-ka bishan ka qabsoomaya halkaas.
Laba murashax oo k…
Soomaaliya waxa ay muddo dheer la tacaalaysay wax ka qabashada xaaladaha caafimaad darro ee cuduradda guud ahaan si gaar ah kuwa ku saabsan cudurrada kelyaha.
Tan iyo burburkii Dowladdii Milatariga e…
Sida aan hore u baahinay, Waqooyi Bari Soomaliya waxaa ka socda loolanka loogu jiro kursiga Madaxweynaha Maamulkaas yeelanayo.
Murashaxiin dhawr ah ayaa u tagaan. Hore waxaan ugu soo hadalnay Hoggaam…
Shirkadda Starlink ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay si buuxda ugu soo biirtay suuqyada isgaarsiinta ee Soomaaliya, kaddib markii uu sidaas shaaciyay maalqabeenka reer Maraykan ee Elon Musk. Starli…
Booqasho rasmi ah oo uu Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ku tagay magaalada Jakarta ee Indonesia 13kii Luuliyo, 2025 ayaa abuuray jawi c…