Close

Login

Close

Register

Close

Lost Password

Subscribe

Get the best of Newspaper delivered to your inbox daily

Most Viewed

XOG GAAR AH: Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xamse Cabdi Bare ayaa maanta u fasaxay Dowlad Goboleedka Jubaland kabkii miisaaniyadeed.

Sida aan xaqiijinay Raysal Wasaare Xamse ayaa amray in Jubaland loo wareejiyo lacag dhan $5.5M oo muddo ka xanibnayd kaddib khilaafkii ka dhashay doorashada Axmed Madoobe ee dhammadkii sannadkii 2024 dhacday.

Wasaaradda Maaliyada iyo Baankiga Dhexe ee Dowladda ayaa la faray inay lacagtaas gaarsiyaan Jubaland, waana saamiga ay Jubaland ka heshay deeqda Baanka Aduunka (WB) iyo Midowga Yurub (EU) ee taagaarada shaqo socodsiinta iyo miisaaniyada Dowladda Federaalka ah iyo xubnaha dowladeed ee ka tirsan.

    Leave a Reply

    Your email address will not be published. Required fields are marked *

    Thanks for submitting your comment!

    share this post

    Read More