Close

Login

Close

Register

Close

Lost Password

Subscribe

Get the best of Newspaper delivered to your inbox daily

Most Viewed

Waxaa maanta la soo taagay Maxkamd Madaxweyne ku-Xigeenka 1aad ee dalka Suudaanta Koonfureed Dr. Riek Machar iyo lix eedeysane oo kale, dacwada loo haysto Riek Machar iyo saaxiibadiis ayaa markii ay bilaabatay dib loo dhigay ilaa berri, kadib codsi ka yimid kooxda dacwad-oogayaasha.

Garsooraha guddoominayay maxkamadda, James Alala, ayaa sheegay in dib u dhigista ay siinayso kooxda dacwad-oogista fursad ay ku soo bandhigaan doodahooda oo dhammaystiran.

Dhanka kale, qareennada difaacaya Madaxweyne Xigeenka ayaa su’aal geliyay sharciyadda maxkamadda gaarka ah ee loo asteeyay in ay qaado dacwadda Dr. Machar iyo lixda kale ee lala eedeeyay.

    Leave a Reply

    Your email address will not be published. Required fields are marked *

    Thanks for submitting your comment!

    share this post

    Read More