Close

Login

Close

Register

Close

Lost Password

Subscribe

Get the best of Newspaper delivered to your inbox daily

Most Viewed

Dowladda Kenya ayaa xaqiijisay dhimashadii ugu horreysay ee cudurka Ebola oo dalkeeda laga fiiwaan galiyo, kaddib markii qof Kenyan ah oo kasoo safray Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo (DRC) uu u dhintay cudurka.

Wasiirka Caafimaadka Kenya, Aadan Barre Ducaalr, ayaa sheegay in wasaaradda caafimaadku ay raad-raac ku sameyneyso 28 qof oo xiriir dhow la sameeyay bukaanka, iyo sidoo kale 27 rakaab ah oo isla diyaaraddii uu bukaanku la socday saarnaa.

Kiiskan ayaa noqday kiiskii ugu horreeyay ee Ebola ee Kenya laga xaqiijiyo, waxaana mas’uuliyiintu bilaabeen tallaabooyin lagu xakameynayo faafitaanka cudurka iyo baaritaanka dadka laga yaabo inay la kulmeen bukaanka.

    Leave a Reply

    Your email address will not be published. Required fields are marked *

    Thanks for submitting your comment!

    share this post

    Read More