Close

Login

Close

Register

Close

Lost Password

Subscribe

Get the best of Newspaper delivered to your inbox daily

Most Viewed

Madaxweynaha Syria Axmed Sharac oo ku sugan Washington ayaa maanta Aqalka Cad kula kulmaya madaxweynaha Mareykanka Trump Donald. Kulankan si weyn isha loogu wada hayo wuxuu ka dhacayaa xafiiska Oval Office.

Tani waxa ay ka dhigan tahay in markii ugu horreysay oo madaxweyne Suuriyaan ah uu booqasho ku tago Mareykanka tan iyo markii dalkaas uu xornimada qaatay 1946-kii.

Axmed Sharac kahor inta uusan Washington iman, Liiskii argagixisada ee uu kujiray oo safarrada ka xanibayay ayaa laga qaaday, bishii Juunna Trump Intii uu ku guda jiray booqashdiisii Bariga Dhexe dalka Syria ayuu cunaqabateyntii ka qaaday.

Aqalka Cad waxaa maanta lagu soo dhaweynayaa oo maamuus heer sare ah loo sameynayaa nin Mareykanka uu madixiisa hore u saaray $10 milyan oo la siinayay cidii keneta xog suura galin karta in la khaarajiyo.

    Leave a Reply

    Your email address will not be published. Required fields are marked *

    Thanks for submitting your comment!

    share this post

    Read More