Close

Login

Close

Register

Close

Lost Password

Subscribe

Get the best of Newspaper delivered to your inbox daily

Most Viewed

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka baaqday Shir-madaxeedkii 24-aad ee COMESA ee ka dhacay Nairobi, isagoo beddelkiisa u diray Wasiirka Ganacsiga.

Baaqashada Madaxweynaha ayaa timid laba maalmood kaddib markii wadahadalladii u dhexeeyay Dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleedka Jubbalandbee Kismaayo oo ay Kenya dhexdhexaadinaysay, ay guuldarreysteen.

Sababta baaqashada ayaa lagu sheegay inay tahay khilaafka gudaha Soomaaliya oo ay Villa Soomaaliya u aragto in ay gacmaha kula jiraan dalalka deriska ah.

Golaha Wasiirada ee Jubaland ayaa maanta uga digay Dowladda Federaalka ah dhaqdhaqaaqa maamul samayn ee ay ka wado gobolka Gedo, waxayna sheegtay in cawaaqibka ka dhasha ay DFS qaadayso.

    Leave a Reply

    Your email address will not be published. Required fields are marked *

    Thanks for submitting your comment!

    share this post

    Read More