Close

Login

Close

Register

Close

Lost Password

Subscribe

Get the best of Newspaper delivered to your inbox daily

Most Viewed

Dowladda Iiraan ayaa maanta daldashay lix nin oo lagu eedeeyay in ay weerarro iyo qaraxyo ka fuliyeen gobolka Khuzestan, iyagoo la sheegay in ay u shaqeynayeen sirdoonka Isra|il.

Dilalkan ayaa yimid kadib dagaalkii 12-maalmood socday ee Iiraan iyo Isra|il bishii Juun, kaas oo iran ay sheegtay in ay beegsan doonto cadowgeeda gudaha ee Isra|il ushaqeeya.

Iiraan ayaa sheegtay in lixdan nin ay dileen saraakiil boolis iyo ciidamo amni, isla markaana ay qaraxyo ka fuliyeen meelo ku dhow magaalada Khorramshahr ee gobolka Khuuzistaan. Telefishinka dowladda ayaa baahiyay muuqaal mid ka mid ah ragga la toogtay oo faahfaahinaya weerarrada.

    Leave a Reply

    Your email address will not be published. Required fields are marked *

    Thanks for submitting your comment!

    share this post

    Read More