Close

Login

Close

Register

Close

Lost Password

Subscribe

Get the best of Newspaper delivered to your inbox daily

Most Viewed

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa maanta la kulmi doona xulka Aljeeriya, ciyaar ka dhaceysa garoonka Miloud Hadefi ee magaalada Wahran. Tartankan ayaa qayb ka ah wareegga hore ee isreeb-reebka Koobka Adduunka 2026 ee Qaaradda Afrika.

Xulka Aljeeriya ayaa weli ah awoodda ugu sareysa ee Kooxda 9-aad, isagoo urursaday 19 dhibcood oo dhammaystiran, halka Ugaanda iyo Mozambique ay si isku mid ah ugu jiraan kaalmaha labaad iyo saddexaad, midkiiba 15 dhibcood.

Xulka Soomaaliya ayaa galabta u dagaallamaya in uusan mar kale la kulmin guuldarro, maadaama uu haatan leeyahay dhibco kooban oo ah dhibcaha ugu yar kooxda ay kujiraan, taa oo saameyn karta fursadda ay ugu soo bixi karaan koobka aduunka.

    Leave a Reply

    Your email address will not be published. Required fields are marked *

    Thanks for submitting your comment!

    share this post

    Read More