{"id":1000010619,"date":"2026-04-02T13:45:44","date_gmt":"2026-04-02T13:45:44","guid":{"rendered":"https:\/\/somalistream.com\/som\/?p=1000010619"},"modified":"2026-04-02T17:15:41","modified_gmt":"2026-04-02T17:15:41","slug":"maraykaka-oo-aadan-madoobe-iyo-masuuliyiin-kale-ka-mamnuucay-inay-galaan-dalkooda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalistream.com\/som\/2026\/04\/02\/maraykaka-oo-aadan-madoobe-iyo-masuuliyiin-kale-ka-mamnuucay-inay-galaan-dalkooda\/","title":{"rendered":"Maraykanka oo Aadan Madoobe iyo Masuuliyiin kale ka Mamnuucay inay Galaan Dalkooda"},"content":{"rendered":"<div class=\"initial-letter\"><p>Dowladda Maraykanka ayaa qaaday tallaabadii ugu horreeysay ee ay kaga jaawabayso hannaankii Golaha Shacabka ay ku meelmariyeen Dastuurka cusub, waxaaa laga mamnuucay dalkaas inuu gali karo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Aadan Maxamed Nuur Madoobe. Tallaabadan ayaa timid xilliga Guddoomiyaha Golaha Shacabka uu sidoo kale lug leeyahay arrimo lid ku ah dowlad wanaaga.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale liiska la mamnuuay ku jira saraakiisha Wasaaradda Maaliyadda ee ka qeybgali lahaa shirar ka dhacaya Washington iyada oo aan wax ogeysiis horudhac ah la bixin. Dalku ku galka aan xaqiijinnay in la baabi\u2019iyay waa noocyada loo yaqaano A2 oo ah dal ku galka la siiyo diblomaasiyiinta iyo shaqaalaha u tagaya waajibaad qaran, B1 oo ah dal ku gal la siiyo ganacsatada, \u00a0B2 oo loogu tala galay booqashooyinka gaarka ah iyo dalxiiska iyo G2 oo ay qaataan shaqaaaha Dowladda ee shirarka caalamiga ah ka qeybgalaya.<\/p>\n<p>Fariin-danabeedka loo diray mas\u2019uuliyiinta oo ay ku jiraan Wasiiro, La-taliyeyaal iyo xubno ka tirsan qoysaska masuuliyiin sare ayaa muujinaya in tallaabadani aysan ku koobnayn dhowr qof oo keliya, balse ay saameyneyso hoggaanka sare ee dalka.<\/p>\n<p>Tallaabadan ayaa ka dhigan in Dowladda Maraykanka ay saluugsan tahay hab dhaqanka maamulka haatan jira iyo tallaabooyinka la xiriira musuqa ee ay ku jiraan xubno sarsare oo ka tirsan Dowladda Federaalka.<\/p>\n<p>Warar aanu ka helnay diblomaasiyiin reer Galbeed ah oo ku sugan Soomaaliya ayaa muujinaya in dareenkan uusan ku koobnayn Maraykanka oo kaliya bale ay la qabaan dalal ka tirsan deeqbixiyeyaasha.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Baanka Adduunka ayaa ka baarana dagaya qorahe lagu hakinayo miisaaniyad kabka Dowladda marka la gaari 14ka Abriil 2026 oo ku eg muddo xileedka sharciga ah ee hay\u2019adaha sharcidejinta, waxaana istaagaya dhammaan dhaqaalaha ay Beesha Caalamka ku taakulayso Xukuumadda Fderaalka wixii ka dambeeya 15ka May, sida ay noo xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan Xafiiska Madaxweynaha oo arrintan si dhaw ula socda.<\/p>\n<p>Soomaaliya ayaa ah dal ku tiirsan taageerada dhaqaale iyo midda diblomaasiyadeed ee Beesha Caalamka, waxaana sii kordhaya tuhunka ay laga qabo Madaxweyne Xasan Sheekh ee ah inuu doonayo inuu dalka ku maamulo digreetooyin, lana baabi\u2019iyo hannaanka Federaalka.<\/p>\n<\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Maraykanka ayaa qaaday tallaabadii ugu horreeysay ee ay kaga jaawabayso hannaankii Golaha Shacabka ay ku meelmariyeen Dastuurka cusub, waxaaa laga mamnuucay dalkaas inuu gali karo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Aadan Maxamed Nuur Madoobe. Tallaabadan ayaa timid xilliga Guddoomiyaha Golaha Shacabka uu sidoo kale lug leeyahay arrimo lid ku ah dowlad wanaaga. Waxaa sidoo kale liiska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1000010620,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":{"0":"post-1000010619","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-uncategorized"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000010619","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1000010619"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000010619\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1000010625,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000010619\/revisions\/1000010625"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1000010620"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1000010619"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1000010619"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1000010619"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}