{"id":1000010603,"date":"2026-03-21T18:59:20","date_gmt":"2026-03-21T18:59:20","guid":{"rendered":"https:\/\/somalistream.com\/som\/?p=1000010603"},"modified":"2026-03-21T18:59:20","modified_gmt":"2026-03-21T18:59:20","slug":"sanbaloolshe-oo-ka-digay-jidka-ay-ku-socoto-siyaasadda-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalistream.com\/som\/2026\/03\/21\/sanbaloolshe-oo-ka-digay-jidka-ay-ku-socoto-siyaasadda-dalka\/","title":{"rendered":"Sanbaloolshe oo ka Digay Jidka ay ku Socoto Siyaasadda Dalka"},"content":{"rendered":"<div class=\"initial-letter\"><p>Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa markii ugu horreysay soo saaray digniin culus oo ku aaddan jihada ay u socoto siyaasadda dalka, isagoo si dadban u tilmaamay inay jirto kalsooni darro soo kala dhex gashay saaxiibadii siyaasadda ku midoobay.<\/p>\n<p>Qoraal kooban oo uu soo dhigay bartiisa Facebook ayuu Sanbaloolshe ku sheegay in qaabka ay hadda wax u socdaan aanay ahayn mid sax ah, wuxuuna ku baaqay in isbeddel degdeg ah lagu sameeyo hannaanka hadda lagu jiro.<\/p>\n<p>&#8220;Xaaladda siyaasadeed ee dalka sida lagu wado sax ma ahan. Haddii aan wax laga beddelin dad horay iskula socday kuma sii wada socon karaan sidaan.\u201d Ayuu yiri Xildhibaan Sanbaloolshe.<\/p>\n<p>Hadalka Xildhibaanka ayaa imaanaya xilli xasaasi ah, waxaana muuqata inuu fariin u dirayo madaxda sare ee dalka, taasoo ka dhigan in xulafadii hore ee siyaasadda ay hadda wajahayaan kala fikir duwanaansho dhinaca hoggaanka iyo maamulka xaaladda dalka ah.<\/p>\n<\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa markii ugu horreysay soo saaray digniin culus oo ku aaddan jihada ay u socoto siyaasadda dalka, isagoo si dadban u tilmaamay inay jirto kalsooni darro soo kala dhex gashay saaxiibadii siyaasadda ku midoobay. Qoraal kooban oo uu soo dhigay bartiisa Facebook ayuu Sanbaloolshe ku sheegay in qaabka ay hadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1000010604,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[28],"tags":[],"class_list":{"0":"post-1000010603","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-breaking-news"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000010603","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1000010603"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000010603\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1000010605,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000010603\/revisions\/1000010605"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1000010604"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1000010603"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1000010603"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1000010603"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}