{"id":1000010548,"date":"2026-03-05T18:12:20","date_gmt":"2026-03-05T18:12:20","guid":{"rendered":"https:\/\/somalistream.com\/som\/?p=1000010548"},"modified":"2026-03-05T18:14:36","modified_gmt":"2026-03-05T18:14:36","slug":"qaramada-midoobay-oo-james-swan-u-magacowday-ergeyga-gaarka-ah-ee-jamhuuriyadda-dimuqraadiga-kongo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalistream.com\/som\/2026\/03\/05\/qaramada-midoobay-oo-james-swan-u-magacowday-ergeyga-gaarka-ah-ee-jamhuuriyadda-dimuqraadiga-kongo\/","title":{"rendered":"Qaramada Midoobay oo James Swan u Magacowday Ergeyga Gaarka ah ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Kongo"},"content":{"rendered":"<div class=\"initial-letter\"><p>Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Ant\u00f3nio Guterres, ayaa maanta si rasmi ah u magacaabay Ergaygii uu qaabilsanaa Soomaaliya Mr. James Swan oo u dhashay dalka Maraykanka inuu noqdo Ergeyga Gaarka ah ee u qaabilsan Hawlgalka Xasilinta Qaramada Midoobay ee dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Kongo (MONUSCO).<\/p>\n<p>Mr. Swan ayaa xilkan muhiimka ah kala wareegaya Bintou Keita oo u dhalatay dalka Guinea, taas oo uu Xoghayuhu ku ammaanay kaalintii iyo adeeggii hufnaa ee ay ka gaysatay hawlgalka MONUSCO.<\/p>\n<p>Magacaabista James Swan ayaa timid iyadoo loo eegayo khibraddiisa baaxadda leh ee dhanka diblomaasiyadda, gaar ahaan ka shaqaynta dalalka Afrikaan-ka ah ee maraya xaaladaha adag ee dhanka siyaasadda iyo amniga.<\/p>\n<p>Mr. Swan waxa uu xilkan cusub ka hor ahaa Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud u qaabilsan Soomaaliya, isagoo hoggaaminayay Hawlgalka KMG ah ee Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS) tan iyo bishii March 2025, kaddib markii uu muddo ka soo ahaa sii-hayaha xilkaas. Sidoo kale, waxa uu horay u soo noqday Madaxa Hawlgalka UNSOM ee Soomaaliya intii u dhaxeysay sanadihii 2019 ilaa 2022.<\/p>\n<p>Hawlgalka UNTMIS ee Soomaaliya ayaa lagu wadaa inuu si rasmi ah ah u dhammaado kaddib is-afgarad dhexmaray DFS iyo QM.<\/p>\n<\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Ant\u00f3nio Guterres, ayaa maanta si rasmi ah u magacaabay Ergaygii uu qaabilsanaa Soomaaliya Mr. James Swan oo u dhashay dalka Maraykanka inuu noqdo Ergeyga Gaarka ah ee u qaabilsan Hawlgalka Xasilinta Qaramada Midoobay ee dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Kongo (MONUSCO). Mr. Swan ayaa xilkan muhiimka ah kala wareegaya Bintou Keita oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1000010550,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[28],"tags":[],"class_list":{"0":"post-1000010548","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-breaking-news"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000010548","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1000010548"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000010548\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1000010551,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000010548\/revisions\/1000010551"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1000010550"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1000010548"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1000010548"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1000010548"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}