{"id":1000010269,"date":"2026-01-10T11:45:56","date_gmt":"2026-01-10T11:45:56","guid":{"rendered":"https:\/\/somalistream.com\/som\/?p=1000010269"},"modified":"2026-01-10T11:45:56","modified_gmt":"2026-01-10T11:45:56","slug":"guddiga-xoghaynta-golaha-mustaqbalka-oo-isku-raacay-nidaam-doorasho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalistream.com\/som\/2026\/01\/10\/guddiga-xoghaynta-golaha-mustaqbalka-oo-isku-raacay-nidaam-doorasho\/","title":{"rendered":"Guddiga Xoghaynta Golaha Mustaqbalka oo isku raacay nidaam doorasho"},"content":{"rendered":"<div class=\"initial-letter\"><p style=\"text-align: left;\">Sida aan ku helnay xog sugan, Shirkii Guddiga Farsamada iyo Xog-haynta ee Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ee 5-tii bishan Janaayo ka furmay magaalada Garoowe ayaan maanta ku soo gabagaboobay oo ah 10-ka bisha magaalada Bosaaso.<\/p>\n<p>Shirka oo horyaalleen ajandayaal dhawr ah ayaa sida aan ogaanay isku raacay nidaam cusub oo lagu sheegay inuu dalka looga saari karo hubanti la\u2019aanta siyaasadeed iyo firaaq dastuuri ah oo ku dhaca hay\u2019adaha Dowladda Federaalka.<\/p>\n<p>Sida aan ogaanay, Golaha Mustaqbalka ayaa diyaariyay nidaam doorasho oo gaar ah, haddii aan la helin shir wadatashi guud ah tan iyo 20-ka bisha Janaayo ee sannadkan sidii ay hore uga soo saareen Kismaayo.<\/p>\n<p>Somali Stream, waxay ogaatay in maalmaha soo socda uu Madaxweyne Xasan Sheekh dhigayo gogol shir wadatashi oo ka qabsoomaya Muqdisho kaas oo jawaab u ah baaqii Kismaayo.<\/p>\n<\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sida aan ku helnay xog sugan, Shirkii Guddiga Farsamada iyo Xog-haynta ee Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ee 5-tii bishan Janaayo ka furmay magaalada Garoowe ayaan maanta ku soo gabagaboobay oo ah 10-ka bisha magaalada Bosaaso. Shirka oo horyaalleen ajandayaal dhawr ah ayaa sida aan ogaanay isku raacay nidaam cusub oo lagu sheegay inuu dalka looga saari [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1000010270,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[28],"tags":[],"class_list":{"0":"post-1000010269","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-breaking-news"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000010269","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1000010269"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000010269\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1000010271,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000010269\/revisions\/1000010271"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1000010270"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1000010269"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1000010269"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1000010269"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}