{"id":1000010265,"date":"2026-01-09T18:04:48","date_gmt":"2026-01-09T18:04:48","guid":{"rendered":"https:\/\/somalistream.com\/som\/?p=1000010265"},"modified":"2026-01-09T18:04:48","modified_gmt":"2026-01-09T18:04:48","slug":"xog-imaaraadka-oo-bilaabay-daadgureynta-agabkiisa-iyo-shaqaalihiisa-soomaaliya-kaddib-amarkii-dfs","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalistream.com\/som\/2026\/01\/09\/xog-imaaraadka-oo-bilaabay-daadgureynta-agabkiisa-iyo-shaqaalihiisa-soomaaliya-kaddib-amarkii-dfs\/","title":{"rendered":"XOG: Imaaraadka oo Bilaabay Daadgureynta Agabkiisa iyo Shaqaalihiisa Soomaaliya, Kaddib Amarkii DFS"},"content":{"rendered":"<div class=\"initial-letter\"><p>Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa codsi rasmi ah soo gaarsiisay Dowladda Federaalka oo ku saabsan inaan laga joojin isticmaalka hawada Soomaaliya diyaaradeehada ciidanka.<\/p>\n<p>Sidii aan hore u baahinnay, Soomaaliya ayaa 8-dii bishan Janaayo hawada dalkeeda ka mamnuucday inay isticmaalaan dhammaan diyaaradaha xamuulka iyo kuwa ciidan ee laga leeyahay dalka Imaaraadka.<\/p>\n<p>Amarka Soomaaliya ayaa soo baxay saacado kaddib markii la baahiyay in Cayduruus Al-Zubaydi oo ahaa hoggaamiyihii Goonigooska STC ee dalka Yemen la marsiiyay hawada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Inkasta oo ay Dowladda Federaalka ah ay War-Saxaafeed ka soosaartay arrinka Al-Zubaydi oo ay sheegtay inay tallaabooyin dheeraad ah qaadayso. Haddana, Somali Stream waxay ogaatay in Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ay go&#8217;aan hordhac ah ku qaadatay in dalkeeda laga joojiyo isticmaalka diyaaradaha ciidanka iyo xamuulka ee Imaaraadka.<\/p>\n<p>Imaaraadka oo helay amarka Soomaaliya ayaa codsi soo gudbisaday in waqti la siiyo hase ahaate Soomaaliya ayaa ku adkaystay go&#8217;aankeeda.<\/p>\n<p>Wadahadal kaddib, Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Imaaraadka u ogolaatay in duullimaadyadii ugu dambeysay ay kaga rarato dalka, inkastoo Muqdisho aysan wali toos u sheegin in ay joojisay wada shaqeynta amni ee labada dal.<\/p>\n<p>6 duulimaad oo rakaab iyo agab ka qaadayo ayaa ka baxayo Boosaaso, halka 4 kale loo fasaxay in ay Muqdisho ka daad gureeyaan wixii agab ciidan oo ka yaal.<\/p>\n<p>Abu Dhabi ayaa si degdeg ah u bilowday inay u fuliso amarka Dowladda Soomaaliya, waxaana duulimaadyadii ugu horreeyay ay xamuul iyo agab ciidan ka qaadeen Boosaaso.<\/p>\n<p>Somali Stream, waxay xaqiijisay in go&#8217;aanka Soomaaliya uu dhaqangalay kaddib markii madaxda Dowladda Federaalka ah ay ku adkaysteen.<\/p>\n<p>Xiriirka Imaaraadka iyo Soomaaliya ayaa ku jira maalmihii ugu adkaa, Soomaaliya ayaana noqotay dalkii labaad oo Imaaraadku qalabkiisa ciidan kala baxayo kaddib Yemen.<\/p>\n<\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa codsi rasmi ah soo gaarsiisay Dowladda Federaalka oo ku saabsan inaan laga joojin isticmaalka hawada Soomaaliya diyaaradeehada ciidanka. Sidii aan hore u baahinnay, Soomaaliya ayaa 8-dii bishan Janaayo hawada dalkeeda ka mamnuucday inay isticmaalaan dhammaan diyaaradaha xamuulka iyo kuwa ciidan ee laga leeyahay dalka Imaaraadka. Amarka Soomaaliya ayaa soo baxay saacado [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1000010266,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[28],"tags":[],"class_list":{"0":"post-1000010265","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-breaking-news"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000010265","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1000010265"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000010265\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1000010267,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000010265\/revisions\/1000010267"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1000010266"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1000010265"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1000010265"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1000010265"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}