{"id":1000010238,"date":"2025-12-30T16:40:18","date_gmt":"2025-12-30T16:40:18","guid":{"rendered":"https:\/\/somalistream.com\/som\/?p=1000010238"},"modified":"2025-12-30T16:40:18","modified_gmt":"2025-12-30T16:40:18","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-ka-mahadceliyey-garab-istaagga-turkiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalistream.com\/som\/2025\/12\/30\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-ka-mahadceliyey-garab-istaagga-turkiga\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka Mahadceliyey Garab-istaagga Turkiga"},"content":{"rendered":"<div class=\"initial-letter\"><p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku bogaadiyey dowladda iyo shacabka Turkiga garab-istaagga hagar la\u2019aanta ah ee ay u muujiyeen midnimada iyo madax-bannaanida dhuleed ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya ayaa xusay in Turkigu hormuud u yahay dowladaha difaacaya madax-bannaanida Soomaaliya xilli lagu jiro xaalad adag.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo uu sheegay inTurkigu muddo dheer ka shaqaynayey dhexdhexaadinta DFS iyo Somaliland.<\/p>\n<p>&#8220;Turkigu waa saaxiib dhab ah oo Soomaaliya u soo gurmaday xilli la joogo xaalad xasaasi ah,&#8221; ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh.<br \/>\nDhankiisa, Madaxweyne Erdogan ayaa mar kale xaqiijiyey in T\u00fcrkiye ay mar walba garab taagnaan doonto walaalahooda Soomaaliyeed.<\/p>\n<\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku bogaadiyey dowladda iyo shacabka Turkiga garab-istaagga hagar la\u2019aanta ah ee ay u muujiyeen midnimada iyo madax-bannaanida dhuleed ee Soomaaliya. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa xusay in Turkigu hormuud u yahay dowladaha difaacaya madax-bannaanida Soomaaliya xilli lagu jiro xaalad adag. Waxaa kale oo uu sheegay inTurkigu muddo dheer [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1000010239,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[28],"tags":[],"class_list":{"0":"post-1000010238","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-breaking-news"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000010238","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1000010238"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000010238\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1000010240,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000010238\/revisions\/1000010240"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1000010239"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1000010238"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1000010238"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1000010238"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}