{"id":1000010210,"date":"2025-12-24T10:07:42","date_gmt":"2025-12-24T10:07:42","guid":{"rendered":"https:\/\/somalistream.com\/som\/?p=1000010210"},"modified":"2025-12-24T10:07:42","modified_gmt":"2025-12-24T10:07:42","slug":"imaam-caan-ah-oo-ka-howlgeli-jiray-ohio-oo-ku-geeriyooday-xabsi-ay-maamusho-ice","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalistream.com\/som\/2025\/12\/24\/imaam-caan-ah-oo-ka-howlgeli-jiray-ohio-oo-ku-geeriyooday-xabsi-ay-maamusho-ice\/","title":{"rendered":"Imaam Caan ah oo ka Howlgeli Jiray Ohio oo ku Geeriyooday Xabsi ay Maamusho ICE"},"content":{"rendered":"<div class=\"initial-letter\"><p>Imaam caan ah oo ka howlgeli jiray masaajid ku yaalla Cleveland, gobolka Ohio ee dalka Mareykanka ayaa ku dhintay xabsi ay maamusho hay\u2019adda socdaalka (ICE). Imaamka ayaa xabsiga ku jiray 215 maalmood isagoo sugayay dhageysiga dacwaddiisa la xariirtay in la musaafuriyo iyo inkale.<\/p>\n<p>Sheekh Fu\u2019ad Zaed Abdulkadir, oo ahaa 46 jir ah, una dhashay dalka Eritrea, islamarkaana ahaa imaamka Xarunta Islaamiga ee Waqooyiga Bari ee Ohio, kana mid ahaa hoggaamiyeyaasha bulshada ee aadka loo ixtiraamo, ayaa geeriyooday 14-kii Diseembar isagoo ku jiray xarunta Moshannon Valley ee Phillipsburg.<\/p>\n<p>Geerida dadka xabsiyada laanta socdaalka ee ICE kujira ayaa korortay tan iyo markii uu Madaxweynaha dalkaas uu amray in la kordhiyo hawgalka musaafurinta dadka aan sharciyada kusoo gelin Maraykanka.<\/p>\n<\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Imaam caan ah oo ka howlgeli jiray masaajid ku yaalla Cleveland, gobolka Ohio ee dalka Mareykanka ayaa ku dhintay xabsi ay maamusho hay\u2019adda socdaalka (ICE). Imaamka ayaa xabsiga ku jiray 215 maalmood isagoo sugayay dhageysiga dacwaddiisa la xariirtay in la musaafuriyo iyo inkale. Sheekh Fu\u2019ad Zaed Abdulkadir, oo ahaa 46 jir ah, una dhashay dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1000010211,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[28,27],"tags":[],"class_list":{"0":"post-1000010210","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-breaking-news","8":"category-diblomaasiyadda"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000010210","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1000010210"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000010210\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1000010212,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000010210\/revisions\/1000010212"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1000010211"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1000010210"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1000010210"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1000010210"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}