{"id":1000010136,"date":"2025-12-11T14:37:17","date_gmt":"2025-12-11T14:37:17","guid":{"rendered":"https:\/\/somalistream.com\/som\/?p=1000010136"},"modified":"2025-12-11T14:37:17","modified_gmt":"2025-12-11T14:37:17","slug":"israaiil-oo-sheegtay-inay-xiriir-la-samaysay-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalistream.com\/som\/2025\/12\/11\/israaiil-oo-sheegtay-inay-xiriir-la-samaysay-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Israa\u2019iil Oo Sheegtay Inay Xiriir La Samaysay Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<div class=\"initial-letter\"><p>Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda ee Israa\u2019iil, Sharren Haskel, ayaa Arbacadii sheegtay in Israa\u2019iil ay \u201cxiriir gaar ah\u201d la yeelatay dowladda Soomaaliya, iyadoo tilmaantay in wada hadalladaasi ay la xiriiraan dan ay wadaagaan oo ah sidii looga hortagi lahaa saameynta Xuutiyiinta ee dalka Soomaaliya iyo guud ahaan Geeska Afrika.<\/p>\n<p>Hadalkaasi ayay Haskel ka sheegtay wareysi ay siisay i24NEWS. Israa\u2019iil iyo Soomaaliya oo dal Muslim ah kana tirsan Ururka Jaamacadda Carabta, ma laha xiriir diblomaasiyadeed rasmi ah.<\/p>\n<p>Warka Wasiirka reer Israa\u2019iil kasoo baxay kuma aysan sheegin cidda ay la xiriirtay, Dowladda Soomaaliya ayaana dhankeeda laga sugayaa in ay jawaab ka bixiso.<\/p>\n<p>Markii uu Madaxweyne Xasan Sheekh xukunka yimid 2022 ayaa waxaa soo baxay warar sheegaya inuu safar ku tagay Telaabiib, hase ahaate lama helin caddayn xoojinaysa xiriir dhexmaray Soomaaliya iyo Israa\u2019iil.<\/p>\n<\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda ee Israa\u2019iil, Sharren Haskel, ayaa Arbacadii sheegtay in Israa\u2019iil ay \u201cxiriir gaar ah\u201d la yeelatay dowladda Soomaaliya, iyadoo tilmaantay in wada hadalladaasi ay la xiriiraan dan ay wadaagaan oo ah sidii looga hortagi lahaa saameynta Xuutiyiinta ee dalka Soomaaliya iyo guud ahaan Geeska Afrika. Hadalkaasi ayay Haskel ka sheegtay wareysi ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1000010137,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[28],"tags":[],"class_list":["post-1000010136","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-breaking-news"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000010136","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1000010136"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000010136\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1000010138,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000010136\/revisions\/1000010138"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1000010137"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1000010136"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1000010136"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1000010136"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}