{"id":1000010053,"date":"2025-11-25T06:16:01","date_gmt":"2025-11-25T06:16:01","guid":{"rendered":"https:\/\/somalistream.com\/som\/?p=1000010053"},"modified":"2025-11-25T06:19:48","modified_gmt":"2025-11-25T06:19:48","slug":"amar-cusub-oo-soomaalida-maraykanka-ka-dhan-ah-oo-hadda-la-soo-saaray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalistream.com\/som\/2025\/11\/25\/amar-cusub-oo-soomaalida-maraykanka-ka-dhan-ah-oo-hadda-la-soo-saaray\/","title":{"rendered":"Amar Cusub oo Soomaalida Maraykanka ka Dhan ah oo Hadda la soo Saaray"},"content":{"rendered":"<div class=\"initial-letter\"><p>Madaxa Hay\u2019adda Socdaalka (Immigration) Maraykanka ee USCIS Joseph Edlow ayaa qoraal rasmi ah ku soo saaray in la joojiyay (suspension) ogolaanshaha (approval) dalabaadka Green Card ka dadka qoxootiga (refugee) ku soo galay dalka Maraykanka intii u dhaxeysey 01\/20\/2021 ilaa 02\/20\/2025.<\/p>\n<p>Maamulka Trump ayaa go\u2019aamiyey in dib loo waraysto (Interview) dadkii qoxootiga ku soo galay xiligii Madaxweyne J. Biden ee dagan Maraykanka. Waa arin khalkhal sharci ku abuuri karta qoxootiga sida sharciga ah ku soo galay.<\/p>\n<p>Dhawaan ayaa ahayd markii Madaxweyne Trump uu meesha kasaaray sharcigii kumeelgaarka ahaa ee Soomaalida dalkaas galay la siin jiray ee TPS, waxaana xigay go\u2019aannada ka soo baxay Hay\u2019adda Socdaalka kuwaas lagu amray in dib loo waraysto dadka soo galootiga sida sharciga ah ku yimid Maraykanka mudadii uu xukunka hayay Madaxweyne Biden.<\/p>\n<p>Sharciyaqaannada Soomaalida ah ee dalkaas ku nool ayaa kula taliyay Soomaalida inaysan marin wax waraysi ah haddii aysan la socon qareennadoodu.<\/p>\n<p>Si kastaba maalmihii ugu danbeeyay waxa si wayn u kordhayay xeerarka iyo cadaadiska ka dhanka ah Soomaalida ku dhaqan dalka Maraykanka.<\/p>\n<\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxa Hay\u2019adda Socdaalka (Immigration) Maraykanka ee USCIS Joseph Edlow ayaa qoraal rasmi ah ku soo saaray in la joojiyay (suspension) ogolaanshaha (approval) dalabaadka Green Card ka dadka qoxootiga (refugee) ku soo galay dalka Maraykanka intii u dhaxeysey 01\/20\/2021 ilaa 02\/20\/2025. Maamulka Trump ayaa go\u2019aamiyey in dib loo waraysto (Interview) dadkii qoxootiga ku soo galay xiligii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1000010057,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[28,27],"tags":[],"class_list":{"0":"post-1000010053","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-breaking-news","8":"category-diblomaasiyadda"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000010053","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1000010053"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000010053\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1000010056,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000010053\/revisions\/1000010056"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1000010057"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1000010053"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1000010053"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1000010053"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}