{"id":1000009965,"date":"2025-11-13T12:10:55","date_gmt":"2025-11-13T12:10:55","guid":{"rendered":"https:\/\/somalistream.com\/som\/?p=1000009965"},"modified":"2025-11-13T12:11:22","modified_gmt":"2025-11-13T12:11:22","slug":"dalka-suudaanta-koonfureeed-south-sudan-oo-xaalad-cusubi-ka-soo-korortay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalistream.com\/som\/2025\/11\/13\/dalka-suudaanta-koonfureeed-south-sudan-oo-xaalad-cusubi-ka-soo-korortay\/","title":{"rendered":"Dalka Suudaanta Koonfureeed (South Sudan) oo Xaalad Cusubi ka soo Korortay"},"content":{"rendered":"<div class=\"initial-letter\"><p>Madaxweynaha dalka Suudaanta Koonfureed Salva Kiir ayaa sameeyay isbaddalo badan oo saameeyay qaybaha Dowladda ee dalkaas.<\/p>\n<p>Salva Kiir ayaa shaqadii ka eryay Madaxweyne ku xigeenkiisa Pol Mel, Madaxweyne Kiir keliya xilka kama qaadin Pol Mel ee waxaa ka tirtiray dhammaan darajooyinkiisii ciidanka, waxaana laga saaray Hay\u2019adda Sirdoonka Qaranka oo ka tirsanaa.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xigeenka xilka laga cayriyay ayaa la kulmay shalay Danjiraha Soomaaliya u jooga Jaamac Xasan Khaliif. Kulan safiirka Soomaaliya iyo Madaxweyne Xigeenka la eryay ayaa looga hadlay xaaladda Soomaalida ku sugan dalka Suudaanta Koonfureed.<\/p>\n<p>Madaxweyne Salva Kiir, keliya ma eryin Madaxweyne xigeenkiisa ee waxa uu soo saaray wareegtooyin xilka looga riday Guddoomiyaha Baanka Dhexe, Xogahayaha SPLM, Agaasimaha Hay\u2019adda Dakhliga dalkaas iyo masuuliyiin sarsare oo xilal hayay.<\/p>\n<p>Dalka Suudaanka Koonfureed, waxaa uu ku jiraa xaalad deganaansho la\u2019aan siyaasadeed ah, waxaana uu Madaxweynaha dalkaas uu habeenadan uu samaynayay isbaddal maamul oo baahsan.<\/p>\n<\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dalka Suudaanta Koonfureed Salva Kiir ayaa sameeyay isbaddalo badan oo saameeyay qaybaha Dowladda ee dalkaas. Salva Kiir ayaa shaqadii ka eryay Madaxweyne ku xigeenkiisa Pol Mel, Madaxweyne Kiir keliya xilka kama qaadin Pol Mel ee waxaa ka tirtiray dhammaan darajooyinkiisii ciidanka, waxaana laga saaray Hay\u2019adda Sirdoonka Qaranka oo ka tirsanaa. Madaxweyne Xigeenka xilka laga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1000009966,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[28,27],"tags":[],"class_list":{"0":"post-1000009965","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-breaking-news","8":"category-diblomaasiyadda"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000009965","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1000009965"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000009965\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1000009968,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000009965\/revisions\/1000009968"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1000009966"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1000009965"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1000009965"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1000009965"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}