{"id":1000009824,"date":"2025-10-29T13:07:31","date_gmt":"2025-10-29T13:07:31","guid":{"rendered":"https:\/\/somalistream.com\/som\/?p=1000009824"},"modified":"2025-10-29T13:07:31","modified_gmt":"2025-10-29T13:07:31","slug":"goaanka-itoobiya-ee-helista-badda-oo-xog-cusub-kasoo-korortay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalistream.com\/som\/2025\/10\/29\/goaanka-itoobiya-ee-helista-badda-oo-xog-cusub-kasoo-korortay\/","title":{"rendered":"Go\u2019aanka Itoobiya ee Helista Badda oo Xog Cusub Kasoo Korortay"},"content":{"rendered":"<div class=\"initial-letter\"><p>Itoobiya oo weli raadinaysa marin badeed, Taliyaha Ciidanka oo su\u2019aal ka keenay xaaladda xeeb la\u2019aanta Itoobiya.<\/p>\n<p>Itoobiya oo muddo dheer ahayd dal xeeb la\u2019aan ah ayaa mar kale muujisay sida ay ugu hanqal taagayso helitaanka marin badeed, iyadoo hoggaankeeda milatari uu si adag u muujiyay dareenka ay ka qabaan xaaladdan.<\/p>\n<p>Field Marshal Birhanu Jula, Taliyaha Guud ee Ciidanka Difaaca Qaranka Itoobiya, ayaa sheegay in aysan cadaalad ahayn in ummad tiradeedu sii kordhayso aysan lahayn marin biyood ay si xor ah ugu tiirsanaan karto.<\/p>\n<p>Isagoo ka hadlayay munaasabadda maalinta 118-aad ee Ciidanka Difaaca Itoobiya oo lagu qabtay Dugsiga Tababarka Ciidanka Badda ee dalka, Field Marshal Birhanu wuxuu yiri:<br \/>\n\u201cDadkayagu hadda waa 130 milyan, waxaana la filayaa in ay gaaraan 200 milyan 25 sano gudahood. Sidee baa danaha 200 milyan qof loogu hor istaagi karaa laba milyan oo keliya dartood? Taasi ma aha mid caddaalad ah, mana waafaqsana sharciga caalamiga ah.\u201d<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa ku eedeeyay cadawyo taariikhi ah in ay Itoobiya ka xannibeen marin badeed, isaga oo qirtay in ay jireen khaladaad gudaha ah oo qayb ka ahaa xaaladda hadda jirta. Wuxuu sheegay in Itoobiya ay go\u2019aansatay in ay xoojiso awooddeeda difaaca, dardargeliso horumarka gudaha, isla markaana ay dadaal kasta u gasho sidii ay dalka ugu heli lahayd marin badeed rasmi ah oo joogto ah.<\/p>\n<\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Itoobiya oo weli raadinaysa marin badeed, Taliyaha Ciidanka oo su\u2019aal ka keenay xaaladda xeeb la\u2019aanta Itoobiya. Itoobiya oo muddo dheer ahayd dal xeeb la\u2019aan ah ayaa mar kale muujisay sida ay ugu hanqal taagayso helitaanka marin badeed, iyadoo hoggaankeeda milatari uu si adag u muujiyay dareenka ay ka qabaan xaaladdan. Field Marshal Birhanu Jula, Taliyaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1000009825,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[28,27],"tags":[],"class_list":["post-1000009824","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-breaking-news","category-diblomaasiyadda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000009824","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1000009824"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000009824\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1000009826,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000009824\/revisions\/1000009826"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1000009825"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1000009824"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1000009824"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1000009824"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}