{"id":1000009734,"date":"2025-10-10T10:02:44","date_gmt":"2025-10-10T10:02:44","guid":{"rendered":"https:\/\/somalistream.com\/som\/?p=1000009734"},"modified":"2025-10-10T10:02:44","modified_gmt":"2025-10-10T10:02:44","slug":"muxuu-madaxweyne-xasan-sheekh-uga-baaqday-shirka-comesa-ee-nayroobi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalistream.com\/som\/2025\/10\/10\/muxuu-madaxweyne-xasan-sheekh-uga-baaqday-shirka-comesa-ee-nayroobi\/","title":{"rendered":"Muxuu Madaxweyne Xasan Sheekh uga baaqday shirka COMESA ee Nayroobi?"},"content":{"rendered":"<div class=\"initial-letter\"><p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka baaqday Shir-madaxeedkii 24-aad ee COMESA ee ka dhacay Nairobi, isagoo beddelkiisa u diray Wasiirka Ganacsiga.<\/p>\n<p>Baaqashada Madaxweynaha ayaa timid laba maalmood kaddib markii wadahadalladii u dhexeeyay Dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleedka Jubbalandbee Kismaayo oo ay Kenya dhexdhexaadinaysay, ay guuldarreysteen.<\/p>\n<p>Sababta baaqashada ayaa lagu sheegay inay tahay khilaafka gudaha Soomaaliya oo ay Villa Soomaaliya u aragto in ay gacmaha kula jiraan dalalka deriska ah.<\/p>\n<p>Golaha Wasiirada ee Jubaland ayaa maanta uga digay Dowladda Federaalka ah dhaqdhaqaaqa maamul samayn ee ay ka wado gobolka Gedo, waxayna sheegtay in cawaaqibka ka dhasha ay DFS qaadayso.<\/p>\n<\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka baaqday Shir-madaxeedkii 24-aad ee COMESA ee ka dhacay Nairobi, isagoo beddelkiisa u diray Wasiirka Ganacsiga. Baaqashada Madaxweynaha ayaa timid laba maalmood kaddib markii wadahadalladii u dhexeeyay Dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleedka Jubbalandbee Kismaayo oo ay Kenya dhexdhexaadinaysay, ay guuldarreysteen. Sababta baaqashada ayaa lagu sheegay inay tahay khilaafka gudaha Soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1000009735,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[28,30],"tags":[],"class_list":{"0":"post-1000009734","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-breaking-news","8":"category-warar"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000009734","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1000009734"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000009734\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1000009736,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000009734\/revisions\/1000009736"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1000009735"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1000009734"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1000009734"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1000009734"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}