{"id":1000009725,"date":"2025-10-09T08:26:58","date_gmt":"2025-10-09T08:26:58","guid":{"rendered":"https:\/\/somalistream.com\/som\/?p=1000009725"},"modified":"2025-10-09T08:26:58","modified_gmt":"2025-10-09T08:26:58","slug":"isra1l-oo-saaka-duqaymo-culus-ka-geysatay-marinka-qasa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalistream.com\/som\/2025\/10\/09\/isra1l-oo-saaka-duqaymo-culus-ka-geysatay-marinka-qasa\/","title":{"rendered":"Isra1l oo saaka duqaymo culus ka geysatay marinka Qasa"},"content":{"rendered":"<div class=\"initial-letter\"><p>Isra1l ayaa saaka duqaymo culus ka geysatay marinka Qasa, xilli xalay lagu dhawaaqay heshiis nabadeed oo ay garwadeen ka yihiin Mareykanka, Qatar, Masar iyo Turkiga.<\/p>\n<p>Heshiiskan ayaa lagu sheegay in uu yahay mid lagu soo afjarayo dagaalka muddada dheer socday, isla markaana laysku dhaafsanayo maxaabiista labada dhinac.<\/p>\n<p>Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in duqaymaha maanta ay sababeen khasaaro naf iyo maalba leh, inkastoo faahfaahinta rasmiga ah ee dhimashada aan weli la shaacin.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, ayaa sheegay in uu toddobaadkan tegi doono Bariga Dhexe, isaga oo tilmaamay in mustaqbalka Qasa ay noqon doonto \u201cmeel nabdoon oo la dhisi doono\u201d,<\/p>\n<p>\u201cQasa waxay noqon doontaa meel nabdoon, waxa dib u dhisaya dalalka deriska la ah, waayo wax kasta way karaan.\u201d Ayuu yiri.<\/p>\n<\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isra1l ayaa saaka duqaymo culus ka geysatay marinka Qasa, xilli xalay lagu dhawaaqay heshiis nabadeed oo ay garwadeen ka yihiin Mareykanka, Qatar, Masar iyo Turkiga. Heshiiskan ayaa lagu sheegay in uu yahay mid lagu soo afjarayo dagaalka muddada dheer socday, isla markaana laysku dhaafsanayo maxaabiista labada dhinac. Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in duqaymaha maanta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1000009726,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[28,27,30],"tags":[],"class_list":["post-1000009725","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-breaking-news","category-diblomaasiyadda","category-warar"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000009725","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1000009725"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000009725\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1000009727,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000009725\/revisions\/1000009727"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1000009726"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1000009725"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1000009725"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1000009725"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}