{"id":1000009660,"date":"2025-09-26T13:20:12","date_gmt":"2025-09-26T13:20:12","guid":{"rendered":"https:\/\/somalistream.com\/som\/?p=1000009660"},"modified":"2025-09-26T13:20:12","modified_gmt":"2025-09-26T13:20:12","slug":"khatar-ku-soo-fool-leh-isbahaysiga-netanyahu","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalistream.com\/som\/2025\/09\/26\/khatar-ku-soo-fool-leh-isbahaysiga-netanyahu\/","title":{"rendered":"Khatar ku soo fool leh Isbahaysiga Netanyahu"},"content":{"rendered":"<div class=\"initial-letter\"><p>Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa warbaahinta u sheegay in aanu oggolaan doonin dhul-ballaadhinta Israa\u2019iil ee Daanta Galbeed (West Bank); qorshe ay ku hawlan yihiin xukuumadda Benjamin Netanyahu iyo xulafadiisa midigta fog. \u201cMa ogolaan doono in Israel fidsato dhulka daanta galbeed, wax dhacayana ma aha\u201d ayuu ku yidhi Trump, isaga oo muujiyay mowqif lama filaan ah oo ka hor imanaya aragtida siyaasiyiinta xulufada midigta fog ee doonaya inay meesha ka saaraan rajo kasta oo ku saabsan dhismaha dawlad Falastiini ah.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa laga yaabaa in uu abuuro khilaaf diblomaasiyadeed oo hor leh, maadaama Israa\u2019iil si weyn ugu tiirsan tahay taageerada dhaqaale, ciidan iyo sirdoon ee Maraykanka. Khubarada siyaasadda arimaha Bariga Dhexe ayaa tilmaamaya in haddii Maraykanku dhab ahaantii diido qorshahan Israel ku balaadhineyso dhulka ay haysato ee daanta Galbeed, uu ku dhalin karo cadaadis hor leh siyaasad gudaha Israa\u2019iil.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, Trump ma caddeynin tallaabooyin dhab ah oo uu qaadi doono si uu uga hortago qorshaha Israa\u2019iil haddii uu ku adkaysto go\u2019aankiisa.<\/p>\n<p>Trump ayaa sidoo kale si kooban u xusay xaaladda Gaza, isaga oo ku tilmaamay \u201cmid aad u xun oo aad u liidata.\u201d Hadalkaas oo muujinayaa in Washington laga yaabo inay dib u eegto kaalinteeda khilaafka Israa\u2019iil iyo Falastiin, taas oo noqon karta isbeddel weyn oo ku yimaadda siyaasadda Maraykanka ee gobolka.<\/p>\n<\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa warbaahinta u sheegay in aanu oggolaan doonin dhul-ballaadhinta Israa\u2019iil ee Daanta Galbeed (West Bank); qorshe ay ku hawlan yihiin xukuumadda Benjamin Netanyahu iyo xulafadiisa midigta fog. \u201cMa ogolaan doono in Israel fidsato dhulka daanta galbeed, wax dhacayana ma aha\u201d ayuu ku yidhi Trump, isaga oo muujiyay mowqif lama filaan ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1000009661,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[28,27,30],"tags":[],"class_list":["post-1000009660","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-breaking-news","category-diblomaasiyadda","category-warar"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000009660","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1000009660"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000009660\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1000009662,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000009660\/revisions\/1000009662"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1000009661"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1000009660"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1000009660"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1000009660"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}