{"id":1000009600,"date":"2025-09-15T19:49:49","date_gmt":"2025-09-15T19:49:49","guid":{"rendered":"https:\/\/somalistream.com\/som\/?p=1000009600"},"modified":"2025-09-15T20:45:17","modified_gmt":"2025-09-15T20:45:17","slug":"cabdiraxmaan-cirro-oo-la-yimid-waxqabad-ka-duwan-madaxda-soomalida","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalistream.com\/som\/2025\/09\/15\/cabdiraxmaan-cirro-oo-la-yimid-waxqabad-ka-duwan-madaxda-soomalida\/","title":{"rendered":"Cabdiraxmaan Cirro oo la yimid Waxqabad ka duwan Madaxda Soomalida"},"content":{"rendered":"<div class=\"initial-letter\"><p>Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro), oo xukunka jooga waxkayar sannad ayaa qaaday tallaabooyin aad loogu diirsaday. Cirro ayaa ballanqaadyadiisii xilligii ololaha bilaabay inuu waxqabad u beddalo, arrin lagu tilmaamay inay tahay run sheegid shaqo oo aan looga baran Madaxda Soomaalida.Cirro oo 6-dii Sebteember safar shaqo ugu baxay gobollada galbeedka Somaliland, ayaa ku dhawaaqay hirgelinta hortebinta u lahaa qorshihiisa waxqabad. Magalaada Gabilay oo bar bilow u ahayd socodkiisa ayuu ka bilaabay hawlqabadkiisa horumarineed.<br \/>\nKa sakow inuu dadka deegaanka iyo waxgaradka bulshada kulamo la qaatay, taas oo noqotay caado siyaasadeed oo Soomaalida ku faaftay haddana kama leexan inuu fuliyo ballamihiii uu dadka la galay<br \/>\nGabilay ilaa Sallaxley oo uu Madaxweynuhu maray waxaa uu mar xarig jaray, marna dhgax dhigay Mashaariicda Horumarineed.<br \/>\nGabilay Ayaa nasiib u heshay:<br \/>\n\uf0d8 Mashruuca biyo-sifeynta iyo balaadhinta kaabayaasha biyaha.<br \/>\n\uf0d8 Dhagax-dhigga garoon kubadeed oo casri ah.<br \/>\n\uf0d8 Mishiin cusub oo oxygen dhaliya.<br \/>\n\uf0d8 Banka Wajaale oo lagu maalgeliyay 20 malyuun oo doolar.<\/p>\n<p>Marka laga yimaado, mashaariicda iyo waxqabadka Dowaldda Madaxweyne Cirro ayaa gacan ka gaystay in wax laga qabto adeegyada bulshada sida koronta oo ay shirkado gaar loo leeyahay bixiyaan. Cabdiraxmaan Cirro ayaa bulshada Gabilay ugu bishaarayay in korantada laga dhigay lacag 0.59, waa qiima aan hoosayn laakiin macquul ah marka loo eego kii hore oo ahaa 0.73.<br \/>\n<b>Borama \u2013 Gobolka Awdal<\/b><br \/>\nMadaxweynaha ayaa 7dii Sebteembar gaadhay magaalada Borama ee gobolka Awdal. Waxa uu halkaas ka qaybgalay qalinjabinta Jaamacadda Camuud, isaga oo mar kale ku dhawaaqay hoos u dhigid uu ku sameeyey qiimaha laydhka iyo biyaha magaalada Boorama.<br \/>\nWaxa kale oo uu dhagax-dhigay mashaariic kala duwan oo muhiim u ah gobolka, kuwaas oo ay ka mid yihiin:<br \/>\n\uf0d8 Dhismaha iyo dhamaystirka madaarka Borama.<br \/>\n\uf0d8 Garoonka kubadda cagta X. Daahir Stadium.<br \/>\n\uf0d8 Wadada isku xidha Borama iyo Lowyacado.Dekedda Lughaya.<br \/>\n\uf0d8 Warshad cusub oo oxygen dhaliya.<br \/>\n\uf0d8 Mashruuca balaadhinta biyaha magaalada.<br \/>\nCabdiraxmaan Maxmed Cabdilaahi ayaa Boorame kulamo kula qaatay waxgaradka gobolka oo u hormuud u ahaa Ugaas Cabdurashiid Ugaas Doodi oo isagu muddo badan gobolka dibad joog ka ahaa sabab la xiriirta siyaasadda Somaliland.<br \/>\nSalaxley<br \/>\n12 September, Madaxweynaha Somaliland ayaa socdaal ku tegay magaalada Salaxley. Halkaas waxa uu ku dhawaaqay mashaariic horumarineed oo ay ka mid ahaayeen:<br \/>\n\uf0d8 Dhismaha laanta Bangiga Dhexe ee Somaliland ee Salaxley.<br \/>\n\uf0d8 Balaadhinta isbitaalka weyn.<br \/>\n\uf0d8 Dhismaha garoon kubadeed oo cusub.<br \/>\n\uf0d8 Xarunta dab-damiska.<br \/>\n\uf0d8 Laba dhaam oo cusub.<br \/>\nSidoo kale waxa uu daah-furay mashruuca horumarinta seeraha Banka Qoolcaday, oo uu sheegay in uu si gaar ah ugu adeegayo bulshada xoolo-dhaqatada ah ee deegaanka kaas oo isagana mudo dheer khilaafkiisu taagnaa.<br \/>\nSi kastaba Cabdiraxman Maxamed Cirro, Madaxweynaha Somaliland ayaa muddadii uu xilka hayey safarro ku maray dhamaan gobollada Somnaliland, isaga oo ku dhawaaqayay mashaariic horumarineed oo taabanaya aasaaska nolosha, si waafaqsan ballanqaadkii uu hore ugu qoray buuggiisii siyaasadeed. Meelaha sida wayn ay dadku usoo dhaweeyaan waxaa kamid ah, jaangoynta qiimaha korontada iyo biyaha inta badan magaalooyinka Somaliland, taas oo ah adeeg bulsho oo taabanaya nolosha dadwaynaha.<\/p>\n<\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro), oo xukunka jooga waxkayar sannad ayaa qaaday tallaabooyin aad loogu diirsaday. Cirro ayaa ballanqaadyadiisii xilligii ololaha bilaabay inuu waxqabad u beddalo, arrin lagu tilmaamay inay tahay run sheegid shaqo oo aan looga baran Madaxda Soomaalida.Cirro oo 6-dii Sebteember safar shaqo ugu baxay gobollada galbeedka Somaliland, ayaa ku dhawaaqay hirgelinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1000009601,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[28,30],"tags":[],"class_list":["post-1000009600","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-breaking-news","category-warar"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000009600","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1000009600"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000009600\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1000009605,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000009600\/revisions\/1000009605"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1000009601"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1000009600"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1000009600"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1000009600"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}