{"id":1000009587,"date":"2025-09-15T10:54:19","date_gmt":"2025-09-15T10:54:19","guid":{"rendered":"https:\/\/somalistream.com\/som\/?p=1000009587"},"modified":"2025-09-15T10:54:19","modified_gmt":"2025-09-15T10:54:19","slug":"axmed-al-shaarac-oo-jabiyay-tallaabo-dalkiisa-mamnuuc-ka-ahayd-muddo-60-sano","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalistream.com\/som\/2025\/09\/15\/axmed-al-shaarac-oo-jabiyay-tallaabo-dalkiisa-mamnuuc-ka-ahayd-muddo-60-sano\/","title":{"rendered":"Axmed Al-Shaarac oo jabiyay tallaabo dalkiisa mamnuuc  ka ahayd muddo 60 sano."},"content":{"rendered":"<div class=\"initial-letter\"><p>Madaxweynaha Suuriya, Axmed Al-Shaarac, ayaa ka qayb galaya Kalfadhiga 80-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay oo lagu qabanayo magaalada New York inta u dhaxaysa 22\u201330-ka Sebtembar.<\/p>\n<p>Sida ay ku warrantay Wakaaladda Wararka Suuriya (SANA), Madaxweynaha waxaa ku wehelibnaya safarkiisa Wasiirka Arrimaha Dibadda Ascad Xasan al-Shaybaani iyo wafdi diblomaasiyadeed oo heer sare ah.<\/p>\n<p>Ka qaybgalkiisa ayaa noqonaysa markii ugu horreysay ee madaxweyne Suuriyaan ah ka qaybgalo shir Qaramada Midoobe ah tan iyo sanadkii 1967.<\/p>\n<p>Madaxweyne Al-Sharaa iyo Wasiir al-Shaybaani ayaa ka qayb qaadan doona kulamo iyo shirar badan, iyagoo sidoo kale la yeelan doona kulan-doceedyo hoggaamiyeyaasha dalalka iyo madaxda wafdiyada ka soo qayb galaya shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay.<\/p>\n<p>Axmed Al-Shaarac, oo xukunka dalkaasi Bashar Al-Asad kala wareegay Diiseembar ee 2024, ayaa isbadalo waaweyn ka hirgaliyay dalkiisa, qabashadiisii xukunka kaddib, Siiriyaan badan ayaa dalkaasi dib ugu laabtay.<\/p>\n<p>Suuriiya ayaa uga maqnayd Golaha Guud ee QM sabab la xiriirta dagaalkii ay Israa\u2019iil la gashay kaddib weerarkii looga qabsaday buuraha Goolaan sannadkii 1967.<\/p>\n<\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Suuriya, Axmed Al-Shaarac, ayaa ka qayb galaya Kalfadhiga 80-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay oo lagu qabanayo magaalada New York inta u dhaxaysa 22\u201330-ka Sebtembar. Sida ay ku warrantay Wakaaladda Wararka Suuriya (SANA), Madaxweynaha waxaa ku wehelibnaya safarkiisa Wasiirka Arrimaha Dibadda Ascad Xasan al-Shaybaani iyo wafdi diblomaasiyadeed oo heer sare ah. Ka qaybgalkiisa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1000009588,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[28,27,21,30],"tags":[],"class_list":{"0":"post-1000009587","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-breaking-news","8":"category-diblomaasiyadda","9":"category-juqraafi-siyaasadeedka","10":"category-warar"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000009587","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1000009587"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000009587\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1000009589,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000009587\/revisions\/1000009589"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1000009588"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1000009587"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1000009587"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1000009587"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}