{"id":1000009564,"date":"2025-09-11T06:11:30","date_gmt":"2025-09-11T06:11:30","guid":{"rendered":"https:\/\/somalistream.com\/som\/?p=1000009564"},"modified":"2025-09-11T06:13:45","modified_gmt":"2025-09-11T06:13:45","slug":"waa-maxay-jawaabta-qadar-ay-ka-bixisay-weerarkii-lagu-qaaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalistream.com\/som\/2025\/09\/11\/waa-maxay-jawaabta-qadar-ay-ka-bixisay-weerarkii-lagu-qaaday\/","title":{"rendered":"Waa maxay Jawaabta Qadar ay ka bixisay weerarkii lagu qaaday?"},"content":{"rendered":"<div class=\"initial-letter\"><p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Qatar, Sheikh Mohammed bin Abdulrahman bin Jassim Al Thani, ayaa ku baaqay in Ra\u2019iisul Wasaaraha Israa\u2019iil Benjamin Netanyahu cadaaladda la horkeeno isaga oo ku eedeeyey \u201cargagixiso dowladeed,\u201d ka dib weerarkii cirka ee Israa\u2019iil ku qaaday magaalada Doha ee caasimadda Qatar.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Qatar ayaa dhankeeda sheegtay in dalkeedu sii wadi doono kaalinta uu ku leeyahay dhexdhexaadinta iyo dhexdhexaadnimada lagu kalsoonaan karo ee gobolka iyo meelaha kale ee caalamka ay u hayaan, inkasta oo ay jiraan hadallo kasoo yeedhay Netanyahu oo taas ku lid ahi.<\/p>\n<p>Dhanka kale, ciidamada Israa\u2019iil ayaa sii wada duqeymaha ka socda Marinka Gaza, halkaas oo ay Arbacadii shalay oo kaliya ku dileen in ka badan 70 qof, iyadoo isla maalintaas weerarro kale oo ay ka fuliyeen dalka Yemen ay sababeen dhimashada ugu yaraan 35 qof.<\/p>\n<\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Qatar, Sheikh Mohammed bin Abdulrahman bin Jassim Al Thani, ayaa ku baaqay in Ra\u2019iisul Wasaaraha Israa\u2019iil Benjamin Netanyahu cadaaladda la horkeeno isaga oo ku eedeeyey \u201cargagixiso dowladeed,\u201d ka dib weerarkii cirka ee Israa\u2019iil ku qaaday magaalada Doha ee caasimadda Qatar. Sidoo kale, Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Qatar ayaa dhankeeda sheegtay in dalkeedu sii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1000009565,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[28,27,30],"tags":[],"class_list":{"0":"post-1000009564","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-breaking-news","8":"category-diblomaasiyadda","9":"category-warar"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000009564","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1000009564"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000009564\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1000009568,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000009564\/revisions\/1000009568"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1000009565"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1000009564"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1000009564"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1000009564"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}