{"id":1000009525,"date":"2025-08-23T22:22:37","date_gmt":"2025-08-23T22:22:37","guid":{"rendered":"https:\/\/somalistream.com\/som\/?p=1000009525"},"modified":"2025-08-23T22:22:37","modified_gmt":"2025-08-23T22:22:37","slug":"xog-gaar-ah-madaxweyne-xasan-oo-meeleeyay-saaxiibkiisa-gaarka-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalistream.com\/som\/2025\/08\/23\/xog-gaar-ah-madaxweyne-xasan-oo-meeleeyay-saaxiibkiisa-gaarka-ah\/","title":{"rendered":"XOG GAAR AH: Madaxweyne Xasan oo meeleeyay saaxiibkiisa gaarka ah"},"content":{"rendered":"<div class=\"initial-letter\"><p class=\"p1\">Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Danjire Cumar Idiriis Cali u magaacabay inuu noqda Safiirka Soomaaliya u jooga Boqortooyada Sacuudi Carabiya.<\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Danjire Cumar Idiriis ayaa hadda ku magacownaa Safiirka Asmara u fadhiya Soomaaliya, waxaana magacaabistiisu timid keddib markii Danjirihii Riyadh joogay Aweys Xaaji Yuusuf laga dhigay La-taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Waraaqaha codsiga rasmiga ah ee Danjire Cumar ayaa Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya u dirtay dhiggeeda Sucuudiga dabayaaqadii toddobaadkii hore.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Dowladda Soomaaliya ayaa hore uga codsatay Ururka IGAD in Danjire Cumar Idriis lagu meeleeyo jagada Ergay Gaar ah. Hase yeeshee, IGAD ayaa ka gaabsatay codsiga Villa Soomaaliya maadaama aysan bixin muddo sanado ah qaaraanka sanadlaha ah. <\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Cumar Idriis ayaa kamid ah saaxiibada Madaxwehnaha ee garabka Damul Jadiid, waxayna kasoo wada shaqeeyeen hay\u2019ado waxbarasho iyo kuwa samafal.<\/span><\/p>\n<\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Danjire Cumar Idiriis Cali u magaacabay inuu noqda Safiirka Soomaaliya u jooga Boqortooyada Sacuudi Carabiya. Danjire Cumar Idiriis ayaa hadda ku magacownaa Safiirka Asmara u fadhiya Soomaaliya, waxaana magacaabistiisu timid keddib markii Danjirihii Riyadh joogay Aweys Xaaji Yuusuf laga dhigay La-taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Soomaaliya. Waraaqaha codsiga rasmiga ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1000009526,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[28],"tags":[],"class_list":["post-1000009525","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-breaking-news"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000009525","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1000009525"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000009525\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1000009527,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000009525\/revisions\/1000009527"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1000009526"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1000009525"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1000009525"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1000009525"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}