{"id":1000009519,"date":"2025-08-23T00:20:02","date_gmt":"2025-08-23T00:20:02","guid":{"rendered":"https:\/\/somalistream.com\/som\/?p=1000009519"},"modified":"2025-08-23T00:20:02","modified_gmt":"2025-08-23T00:20:02","slug":"wararkii-ugu-dambeeyay-ee-loolanka-guddoonka-barlamaanka-waqooyi-bari","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalistream.com\/som\/2025\/08\/23\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-loolanka-guddoonka-barlamaanka-waqooyi-bari\/","title":{"rendered":"Wararkii ugu Dambeeyay ee Loolanka Guddoonka Barlamaanka Waqooyi Bari"},"content":{"rendered":"<div class=\"initial-letter\"><p class=\"p1\">Laascaanood, waxaa caawa si wayn uga socda loollanka loogu jiro Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari oo maanta oo sabtida ee 23-ka bishan ka qabsoomaya halkaas.<\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Laba murashax oo kala ah Cabdiqafaar Maxamud Dheeliye iyo Dr Aadam Aw-Xasan ayaa ku tartamaya xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka. <\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Labadan Xildhibaan ayaa si wayn u tartamaya; Dr Aadan oo ay dhisayso Dowladda Federaalka ah iyo xulafadeeda oo u horreeyo Hoggaamiyihii kumeelgaarka ahaa ee SSC Khaatumo ayaa loollan adag kala kulmay Cabdiqafaar Dheeliye oo ay mucaaridku riixayaan, kaas oo saacadihii ugu danbeeyay si wayn kor ugu soo kacay.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Waqtigan oo ku dhow waabariga xilliga magaalada waxa si wayn u socda kala jiidashada Mudanayaasha Baarlamaanka Waqooyi Bari. Xildhibaannada kala taageersan labada dhinac ayaa ku kala sugan goobaha ololaha ee labada Musharax.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Ilo madax banaan oo kusugan magaalada ayaa inoo sheegay in marka la eego sida wax u socdaan ay macquul tahay labada kursi<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0 <\/span>ee kala ah Afhayeenka iyo Kuxigeenkiisa ay dhan wada mari karaan, waxkastana ayaa ku xidhan sida dhinacyada ay u kala shaqaystaan saacadaha kooban ee ka haray codaynta.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Ilaa hadda waxaa la hubaa in kursiga Guddoomiye Xigeenka labaad aan tartan ka jirin, xilkaasna uu si dhibyar ku qaadan karo Xildhibaan Cabdirisaaq Jaamac warsame oo keligiis booskaas isku diiwaangeliyay.<\/span><\/p>\n<\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Laascaanood, waxaa caawa si wayn uga socda loollanka loogu jiro Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari oo maanta oo sabtida ee 23-ka bishan ka qabsoomaya halkaas. Laba murashax oo kala ah Cabdiqafaar Maxamud Dheeliye iyo Dr Aadam Aw-Xasan ayaa ku tartamaya xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka. Labadan Xildhibaan ayaa si wayn u tartamaya; Dr Aadan oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1000009520,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[28],"tags":[],"class_list":["post-1000009519","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-breaking-news"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000009519","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1000009519"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000009519\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1000009521,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000009519\/revisions\/1000009521"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1000009520"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1000009519"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1000009519"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1000009519"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}