{"id":1000009516,"date":"2025-08-19T13:14:59","date_gmt":"2025-08-19T13:14:59","guid":{"rendered":"https:\/\/somalistream.com\/som\/?p=1000009516"},"modified":"2025-08-19T13:14:59","modified_gmt":"2025-08-19T13:14:59","slug":"madaxweyne-xasan-oo-gaaray-magaalada-dhuusamreeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalistream.com\/som\/2025\/08\/19\/madaxweyne-xasan-oo-gaaray-magaalada-dhuusamreeb\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan oo Gaaray Magaalada Dhuusamreeb"},"content":{"rendered":"<div class=\"initial-letter\"><p class=\"p1\">Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar shaqo ku tegay maanta magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug ee Soomaaliya.<\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Madaxweynaha ayaa halkaas u tegay si uu dhawr mashruuc oo kuwa deeqda Beesha Caalamka laga maalgeliyo u xarig jari lahaa.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Safarka Madaxweynaa ayaa sidoo kale lagu sheegay dardargelinta dagaalka ka dhanka ah kooxaha argagixisada.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Socdaalka Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa kusoo beegmaya xilli ay cakirnaan siyaasadeed ay kajirto dalka, gaar ahaan Muqdisho, waqti dhawaan ay burbureen wadahadal siyaasadeedkii Madaxweynaha iyo Madasha Samatabixinta.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Dhanka kale Kal-fadhiga Baarlamaanka oo Sabtida soo socota ay ahayd inuu furo Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la sheegayaa in dib loo riixayo, maadaama laga cabsi qabo in la horkeeno mooshin ka dhan ah Xukuumadda Soomaliya.<\/span><\/p>\n<\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar shaqo ku tegay maanta magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug ee Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa halkaas u tegay si uu dhawr mashruuc oo kuwa deeqda Beesha Caalamka laga maalgeliyo u xarig jari lahaa. Safarka Madaxweynaa ayaa sidoo kale lagu sheegay dardargelinta dagaalka ka dhanka ah kooxaha argagixisada. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1000009517,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[28],"tags":[],"class_list":["post-1000009516","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-breaking-news"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000009516","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1000009516"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000009516\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1000009518,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000009516\/revisions\/1000009518"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1000009517"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1000009516"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1000009516"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1000009516"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}