{"id":1000009339,"date":"2025-06-29T08:14:31","date_gmt":"2025-06-29T08:14:31","guid":{"rendered":"https:\/\/somalistream.com\/som\/?p=1000009339"},"modified":"2025-06-29T08:26:56","modified_gmt":"2025-06-29T08:26:56","slug":"raysal-wasaade-hore-cabdiweli-gaas-oo-si-rasmi-ah-loogu-magacaabay-wakiilka-midowga-afrika-e-suudaanta-koonfureed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalistream.com\/som\/2025\/06\/29\/raysal-wasaade-hore-cabdiweli-gaas-oo-si-rasmi-ah-loogu-magacaabay-wakiilka-midowga-afrika-e-suudaanta-koonfureed\/","title":{"rendered":"Raysal Wasaare hore Gaas oo si Rasmi ah Loogu Magacaabay Wakiilka Midowga Afrika ee Suudaanta Koonfureed"},"content":{"rendered":"<div class=\"initial-letter\"><p>Ra\u2019iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) ayaa si rasmi ah loogu magacaabay Wakiilka gaarka ah ee Guddoomiyaha Midowga Afrika u qaablisan dalka Koonfurta Suudaan, ahna Madaxa Ergada Midowga Afrika u joogta Juba.<\/p>\n<p>Sida ku cad warqada magacaabista oo nuqul ka mid ah ay soo gaartay Somali Stream, Guddoomiyaha Midowga Afrika Maxamuud Cali Yuusuf ayaa u xushay Cabdiweli Gaas xilkan, kaddib markii uu ku qancay sooyaalkiisa shaqo iyo aqoonneed.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisal Wasaare hore Cabdiweli Gaas ayaa noqonaya qofkii ugu horreeyay oo Soomaali ah oo xil noocaas ah ka qabta Midowga Afrika, shaqadiisa wakiilnimo ayaana si rasmi ah u bilaabanaysa 1da Luulyo ee sannadkan.<\/p>\n<p>Somali Stream ayaa 24kii May baahisay xogta la xariirta magacaabista, waxaana idinla wadaagi doonnaa warbixinno la xiriira muhiimadda booskan, caqabadaha ku gudban iyo fursadaha uu haysto Dr. Gaas.<\/p>\n<\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) ayaa si rasmi ah loogu magacaabay Wakiilka gaarka ah ee Guddoomiyaha Midowga Afrika u qaablisan dalka Koonfurta Suudaan, ahna Madaxa Ergada Midowga Afrika u joogta Juba. Sida ku cad warqada magacaabista oo nuqul ka mid ah ay soo gaartay Somali Stream, Guddoomiyaha Midowga Afrika Maxamuud Cali Yuusuf [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1000009340,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[28],"tags":[],"class_list":["post-1000009339","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-breaking-news"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000009339","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1000009339"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000009339\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1000009345,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000009339\/revisions\/1000009345"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1000009340"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1000009339"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1000009339"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1000009339"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}