{"id":1000009208,"date":"2025-05-08T05:45:34","date_gmt":"2025-05-08T05:45:34","guid":{"rendered":"https:\/\/somalistream.com\/som\/?p=1000009208"},"modified":"2025-05-12T16:57:36","modified_gmt":"2025-05-12T16:57:36","slug":"wararkii-ugu-dambeeyay-ee-loolanka-hoggaanka-xisbiga-caddaaladda-iyo-wadajirka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalistream.com\/som\/2025\/05\/08\/wararkii-ugu-dambeeyay-ee-loolanka-hoggaanka-xisbiga-caddaaladda-iyo-wadajirka\/","title":{"rendered":"Wararkii ugu Dambeeyay ee Loolanka Hoggaanka Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka"},"content":{"rendered":"<div class=\"initial-letter\"><p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Doodo ilaa waaberigii soo gaaray oo u dhaxeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh iyo saaxiibadiisa Xisbiga UPD ayaa kusoo idlaaday in Cabdiraxmaan Xuseen Odowaa lagu qancin waayay inuu ka tanaasulo jagada Xoghayaha Xisbiga.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Sida ay Somali Stream ogaatay, waxaa kale oo aan wali lagu guuleysan in lasoo xero galiyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Laftagareen oo wali ku adkaysanaya in wax ka yar Guddoomiyaha Xisbiga cusub uusan u qaadi karin bulshada Koonfur Galbeed.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen ayaa galinka hore ee maanta yeelanaya kulankii ugu dambeeyay ee lagu soo gunaanadayo doodaha ku saabsan ku biirista Xisbiga wayn ee ay Villa Soomaaliya dooneyso inay ku dhawaaqdo.<br \/>\n<\/span><\/p>\n<p>Wali waxaan caddeyn in Madaxweynaha iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha oo haatan ah Musharaxa iyo Guddoomiyaha Xisbiga inay tanaasul ka sameynayaan hoggaanka Xisbiga si Laftagareen loogu soo celiyo xayndaabka Villa Soomaaliya ee haatan u muuqda inuu kasii siibanayo.<\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Laftagareen ayaa kulankan keddib dib ugu laabanaya magaalada Baydhabo, halkaas oo uu shirar wadatashi kula yeelan doono siyaasiyiinta, odayaasha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Koonfur Galbeed sida ay noo sheegeen dad ku dhaw xafiiskiisa.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Dildillaac siyaasadeed oo saameyn ku yeelan kara xiriirka Dowladda Federaalka iyo saddexda Dowlad Goboleed ee haatan la daadihinayay siyaasadda Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee amniga iyo doorashooyinka ayaa bilowday, waxaana muuqata in dhinacyadii is watay ay haatan kala dhaqaaqayaan.<\/span><\/p>\n<\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Doodo ilaa waaberigii soo gaaray oo u dhaxeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh iyo saaxiibadiisa Xisbiga UPD ayaa kusoo idlaaday in Cabdiraxmaan Xuseen Odowaa lagu qancin waayay inuu ka tanaasulo jagada Xoghayaha Xisbiga. Sida ay Somali Stream ogaatay, waxaa kale oo aan wali lagu guuleysan in lasoo xero galiyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Laftagareen oo wali [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1000009209,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[28],"tags":[],"class_list":["post-1000009208","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-breaking-news"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000009208","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1000009208"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000009208\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1000009237,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000009208\/revisions\/1000009237"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1000009209"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1000009208"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1000009208"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1000009208"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}