{"id":1000009085,"date":"2025-03-27T23:45:08","date_gmt":"2025-03-27T23:45:08","guid":{"rendered":"https:\/\/somalistream.com\/som\/?p=1000009085"},"modified":"2025-03-27T23:45:08","modified_gmt":"2025-03-27T23:45:08","slug":"maxaa-laga-ogyahay-xaaladda-sonja-nientie-haweenayda-ku-afduuban-gudaha-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalistream.com\/som\/2025\/03\/27\/maxaa-laga-ogyahay-xaaladda-sonja-nientie-haweenayda-ku-afduuban-gudaha-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Maxaa Laga Ogyahay Xaaladda Sonja Nientie, Haweenayda ku Afduuban Gudaha Soomaaliya?"},"content":{"rendered":"<div class=\"initial-letter\"><p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Waxaa goor habeenimo ah, taariikhduna ku beegnayd 2-dii May, 2018 xarunta Hay\u2019adda Laanqayrta Cas ee Caalamiga (ICRC) ee magaalada Muqdisho laga afduubtay Sonja Nientiet oo ahayd kalkaaliso caafimaad<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0 <\/span>oo ka tirsanayd shaqaalaha hay\u2019adda. Haweenaydan oo u dhalatay dalka Jarmalka ayaa Muqdisho ku sugnayd muddo laba asbuuc ah oo kaliya markii uu falka afduubku dhacayay.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Markii la afduubtay Marwo Sonja, hay\u2019aadda ay la shaqaynaysay ee ICRC iyo Dowladda Soomaaliyaba waxay xaqiijiyeen in ilaalaada hay&#8217;adda ay ka dambeeyeen afduubka gabadhaas kalkaalisada ah. <\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Afhayeen uu hadlay xilligaas Wassaradda Amniga ee Soomaaliya Cabdicasiis Cali Ibraahim (Xildhibaan ) ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in qaar kamid ah ilaalada hay&#8217;ada ICRC ay ka danbeeyaan afduubkaas.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Ciidanka Amniga Soomaaliya ayaa markii afduubkaan uu dhacay isku dayay in ay ka daba tagaan dadkii kaxaystay Sonja Nientiet. Hase ahaate, kuma aysan guulaysan, waxaase la helay gaarigii afduubka lagu fuliyay oo looga cararay xaafadda Taarabuunka oo aanba ka fogayn xaruntii laga afduubtay kalkaalisadaa.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Daniel O\u2019malley oo ahaa Ku Xigeenka Madaxa Ergadda ICRC u joogta Soomaaliya, ayaa sheegay inay aad uga walaacsan yihiin ammaanka haweeneyda la afduubtay. O\u2019malley ayaa xusay in gabadhaasi ay aheyd kalkaaliso maalin kasta u shaqeyn jirtey sidii loo badbaadin lahaa nolosha shacabka Soomaaliyeed.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Laamaha ammaanka ee Soomaaliya ayaa sheegay in halka xarunta ICRC ku taallah ay sahashay in la afduubto Sonja Nientiet, maadaama xarunta ICRC ay ka baxsanayd xayndaabka sida wayn loo ilaaliyo ee Xalane, halkaas oo hooy iyo xarumo shaqo u ah inta badan xubnaha hay\u2019adaha caalamiga ah ee ka hawlgala Muqdisho.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Muddo ku siman 7 sano oo wax war iyo wacaal ah laga hayn Sonjo Nientiet, waxaa habeennimadii Arbacada ee 26kii bishan Maarso lagu faafiyey muuqaalka Sonjo, bar Youtube ah oo sida muuqata markaas uun la sameeyey.\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Sida laga daawaday Muuqaalka, haweeynadan afduub waxaa ka muuday diif ay badeen duruufaha nololeed ay ku sugantahay, waxaana wejigeeda ka muuqday sida ay caawin degdeg ah ugu baahan tahay gabadhii usoo gurmatay sidii ay gacan uga gaysan lahayd xaaladaha murugsan ee la nool yihiin bulshada Soomaaliyeed.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Sonja Nientiet ayaa intii ay hadlaysay ka codsatay dadkeeda, ehelkeeda iyo Dowladda Jarmalka oo ay ka magac dhabtay Chancelor-ka Olaf Scholz ama cid kasta gacan ka gaysan karta inay u istaagaan sidii ay dib ugu heli lahayd xoriyaddeeda.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Baahinta muuqaalka haweeynaydan iyo codkeeda ayaa ka dhigan inay weli nooshahay, ujeedkuna yahay in kooxaha gacanta ku hayo ay doonayaan inay si degdeg ah u helaan madax furasho maaliyadeed oo ay ku baddashaan siidaynta Sonja Nientiet.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Falcelin kala duwan ayaa ka dhalatay daawashada muuqaalka gudaha Soomaaliya, dadka ugu badan ee Soomaaliyeed ayaana caro ka muujiyey in qof usoo gurmaday oo dhibane u yahay dadkii uu caawinayey. <\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Dhanka kale ilaa iyo hadda Dowladda Soomaaliya, ICRC iyo Dowladda Jarmalka midna kama uusan hadlin xaalka ka soo cusboonaaday Sonja Nientiet oo lagu waysan yahay gudaha Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa goor habeenimo ah, taariikhduna ku beegnayd 2-dii May, 2018 xarunta Hay\u2019adda Laanqayrta Cas ee Caalamiga (ICRC) ee magaalada Muqdisho laga afduubtay Sonja Nientiet oo ahayd kalkaaliso caafimaad\u00a0 oo ka tirsanayd shaqaalaha hay\u2019adda. Haweenaydan oo u dhalatay dalka Jarmalka ayaa Muqdisho ku sugnayd muddo laba asbuuc ah oo kaliya markii uu falka afduubku dhacayay. Markii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1000009086,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[28,21,29,1,30,23],"tags":[],"class_list":{"0":"post-1000009085","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-breaking-news","8":"category-juqraafi-siyaasadeedka","9":"category-kuwa-kale","10":"category-uncategorized","11":"category-warar","12":"category-warbixinno-gaar-ah"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000009085","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1000009085"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000009085\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1000009087,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000009085\/revisions\/1000009087"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1000009086"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1000009085"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1000009085"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1000009085"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}