{"id":1000009016,"date":"2025-03-06T15:02:17","date_gmt":"2025-03-06T15:02:17","guid":{"rendered":"https:\/\/somalistream.com\/som\/?p=1000009016"},"modified":"2025-03-06T15:05:35","modified_gmt":"2025-03-06T15:05:35","slug":"maxay-mucaaradku-ku-hoos-qariyeen-fariimahooda-ay-ku-garab-istaageen-ciidanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalistream.com\/som\/2025\/03\/06\/maxay-mucaaradku-ku-hoos-qariyeen-fariimahooda-ay-ku-garab-istaageen-ciidanka\/","title":{"rendered":"Maxay mucaaradku ku hoos qariyeen fariimahooda ay ku garab istaageen Ciidanka?"},"content":{"rendered":"<div class=\"initial-letter\"><p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Siyaasiyiinta mucaaridka ah ayaa soo saaray labadii maalin ee ugu danbeeyey baaqyo ay ku dalbanayaan in xaaladaha amni ee dalka wax laga beddelo.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Mas\u2019uuliyiinta mucaaridka ah oo isugu jira Madaxweynayaal hore, Ra\u2019iisal Wasaarayaal iyo Wasiiro oo lagu daray maamulada Puntland iyo Jubaland ayaa soo saaray baaqyo kala duwan oo xambaarsan laba fariimood oo isku mid ah.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Fariinta koowaad ayeey masuuliyiintani ku barbar istaageen ciidamadda kala duwan ee dagaalka kula jira argagixisada furimaha kala duwan ee dalka, waxayna dadka Soomaaliyeed ugu baaqeen inay taageeraan hawlgalada ka dhanka Alshabaab iyo Daacish ee ka socda Puntland iyo Hirshabeele. <\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Marka laga soo tago taageerada ay u muujinayaan ciidamada iyo hawlagalada lagula dagaalamayo argagixisada, waxay madaxda mucaaridku fariimahooda ku dareen walaac ay ka<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0 <\/span>muujiyeen xaalka dalka uu marayo iyo jihada ay kusocoto hoggaaminta Madaxweynaha. Mucaaridka ayaana ugu baaqay Madaxweyne Xasan Sheekh inuu kasoo laabtay jidka uu doortay ee ah inuu xoogga saaro sidii uu xukunka usii haysan lahaa.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Inkasto oo ay garab istaageen dagaalka ka dhanka ah argagixisada, haddana meesha kama aysan saarin suuragalnimada ah inaan dagaalka guul laga gaari karin. <\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Ka sakow walaaca iyo cabsida ka muuqata baaqyada kasoo baxay Farmaajo oo dhinac ah, Shariif, Kheyre iyo Cabdiraxmaan Cabdishakur oo hal dhambaal soo wada saaray, Saacid Shirdoon iyo Axmed Madoobe, haddana waxay isku raacsan yihiin inay jirto fursad weli dalka lagu badbaadin karo siyaasad ahaan iyo dagaal ahaanba.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Luuqada iyo fariimaha ay soo saareen mucaaridku ayaa ah kuwii ugu xoogganaa xilli uu shaki badan oo amni soo baxayo, iswaydiinta ayaana ah heerka ay gaarsiisan tahay cabsida ammaan ee dalka.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Marka aan eegno digniinaha amni oo ay soo saartay Safaaradda Maraykanku, baaqashada duulimaadyada caalamiga ah ee Garoonka Aadan Cabdulle oo lagu daray weerarada ay soo qaaday Al Shabaab, qaabka ay dhul cusub ula wareegayso, waa dhab inay xaalkuu uu ka culus yahay sidii horre.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Si looga gudbo xaaladdan soo korortay ayna ka qayla dhaaminayaan madaxdii hore ee dalku, waxaa muhiim ah in Madaxweynuhu qaato baaqyada mucaaridka, saaxada siyaasadda furo, kasoo noqdo doorashada aan la isla ogalayn, dastuurkii uu laalayna kasoo laabto si ay loogu midoobo khatarta amni ee haatan jirta.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Sedex sano kahor markii Madaxweynuhu uu dagaalka argagixisada ku dhawaaqay, waxaa uu helay taageero bulsho iyo siyaasiyiin u midaysnaa, mana jirin kala qaybsanaan dagaalka ah.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Mudnaan siin la\u2019aanta Madaxweynaha ee danaha qaran ee xasilloonida siyaasadeed ayaa dad badani qabaan inay keentay in isqaadashadii bulsho iyo amnigiiba ay meesha ka baxaan, taasina keentay in dhawaaqyada cabsida wataa la maqlo waqtigan.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Farriimaha mucaaradka, inkastoo baraarujin u badnaayeen, haddana waxay iftiimiyeen in xaalka amni ee dalka aan la isku halleyn karin, haddii uusan dhabbahan kasoo laaban Madaxweynanaha iyo Xukuumaddiisana inay reerka ku furi doonaan meel cidlo ah oo aan loo aayi doonin. <\/span><\/p>\n<\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Siyaasiyiinta mucaaridka ah ayaa soo saaray labadii maalin ee ugu danbeeyey baaqyo ay ku dalbanayaan in xaaladaha amni ee dalka wax laga beddelo. Mas\u2019uuliyiinta mucaaridka ah oo isugu jira Madaxweynayaal hore, Ra\u2019iisal Wasaarayaal iyo Wasiiro oo lagu daray maamulada Puntland iyo Jubaland ayaa soo saaray baaqyo kala duwan oo xambaarsan laba fariimood oo isku mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1000009017,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[28,23],"tags":[],"class_list":["post-1000009016","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-breaking-news","category-warbixinno-gaar-ah"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000009016","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1000009016"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000009016\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1000009018,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000009016\/revisions\/1000009018"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1000009017"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1000009016"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1000009016"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1000009016"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}