{"id":1000008956,"date":"2025-02-11T18:06:59","date_gmt":"2025-02-11T18:06:59","guid":{"rendered":"https:\/\/somalistream.com\/som\/?p=1000008956"},"modified":"2025-02-11T18:06:59","modified_gmt":"2025-02-11T18:06:59","slug":"gabar-soomaaliyeed-oo-kamid-noqotay-dadkii-ku-geeriyooday-weerarkii-ka-dhacay-sweden","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/somalistream.com\/som\/2025\/02\/11\/gabar-soomaaliyeed-oo-kamid-noqotay-dadkii-ku-geeriyooday-weerarkii-ka-dhacay-sweden\/","title":{"rendered":"Gabar Soomaaliyeed oo kamid noqotay dadkii ku geeriyooday weerarkii ka dhacay Sweden"},"content":{"rendered":"<div class=\"initial-letter\"><p class=\"p1\" style=\"text-align: left;\">Toogashadii maalmo kahor\u00a0 ka dhacday Sweden ayaa waxaa dadkii dhintay kamid noqday hooyo Soomaaliyeed oo lagu macaabo Qamar Hilowle sida Boolisku dalkaasi ay cadeeyeen.<\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Sida la xaqiijiyay dhacdadaan markii ay dhacaysay waxaa Dugsiga Risbergska oo ah meesha ay toogashadu ka dhacday ku sugnaa laba kale oo dumar Soomaaliyeed ah balse aanan ku waxyeelloobin, waxayna kala ahaayeen gabar kamid baryaasha dugsiga iyo gabar dhanka nadaafadda u qaabilsanayd. <\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Ikraan Xasan Calasow oo kamid ah bahda saxaafadda oo aynu la hadalnay ayaa noo sheegtay in Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Sweden ay dhacdadani ku abuurtay cabsi, ayna aad uga xunyihiin.<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0 <\/span>Tan iyo intii ay musiibadani dhacday waxaa baqdin so wajahday qoysaska Soomaalida sida ilmaha yaryar markii goobaha waxbarahsada loo diro iyo dumarka xijaaban.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Dhacdadaan kahor<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0 <\/span>waxay Jaaliyadda Soomaalida ee ku dhaqan Sweden noo sheegeen in ay jirto cabsi<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0 <\/span>soo wajahday Soomalida Sweden aan sharciyada lahayn in ay wajahayaan in lasoo tarxiilo l, ayadoo asbuucaan ay jiran shakhsiyaad Soomaali ah oo ay Dawladdu qabqabatay.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Waxaa marar badan Sweden ka dhaca in waalidiinta Soomaaliyeed ilmahooda laga qaato, qaarkood markii ay damcaan in ay safraan in su\u2019aalo badan waalidiinta la waydiiyo taas oo culays weyn ku noqotay Soomaalida ku dhaqan Sweden.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Sweden aya safka hore kaga jirta dalalka loogu necebyahay soogalootiga iyo dadyowga Muslimiinta ah,<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0 <\/span>waxayna Soomaalidu noqonaysa dadka ay sida xun usamayso.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Taliyaha Booliska \u00d6rebro, Roberto Eid Forest ayaa sheegay in weerarku uu noqonayo kii ugu dhimashada badnaa ee ebid ka dhaca iskuulada dalkaasi. <\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Falkaan waxaa gaystay Rickard Andersson oo ah sida la sheegay nin 35 jir kaligii socod ah. Goobta waxbarasho ee ay dhacdadani ka dhacday ayaa waxaa dhiganayay dadka waaweyn oo u badan muhaajiriinta, waxaan jira dad badan oo Muslim ah oo goobtan wax ka baranayay.<\/span><\/p>\n<\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Toogashadii maalmo kahor\u00a0 ka dhacday Sweden ayaa waxaa dadkii dhintay kamid noqday hooyo Soomaaliyeed oo lagu macaabo Qamar Hilowle sida Boolisku dalkaasi ay cadeeyeen. Sida la xaqiijiyay dhacdadaan markii ay dhacaysay waxaa Dugsiga Risbergska oo ah meesha ay toogashadu ka dhacday ku sugnaa laba kale oo dumar Soomaaliyeed ah balse aanan ku waxyeelloobin, waxayna kala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1000008957,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[28],"tags":[],"class_list":{"0":"post-1000008956","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-breaking-news"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000008956","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1000008956"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000008956\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1000008958,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1000008956\/revisions\/1000008958"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1000008957"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1000008956"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1000008956"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/somalistream.com\/som\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1000008956"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}